Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 440)

Ranveer Singh” Deepika Waa Atirishada Kowaad Ee Bollywoodka Ugu Wanaagsan Waana Ku Faana Midaas”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Ranveer Singh ayaa wali u dabaal dagaya guushi weyned ee uu gaaray filmkiisa Padmaavat kaaso ay kula weheliyaan xidigaha kala ah Deepika Padukone iyo Shahid Kapoor. Sidaan wada ognahay Ranveer iyo Deepika waa lamaane sido kalena xiriir jaceyl ka dhaxeyo misane wararka ay sheegayan in sanadkaan gudihiisa ay aqal…

Looma Kala Harin Daawashada Filmka Pad Man: Mouni Roy, Jhanvi Kapoor, Bhumi, Akshay Iyo Xidigo Kale (+Sawiro)

Looma Kala Harin Daawashada Filmka Pad Man: Mouni Roy, Jhanvi Kapoor, Bhumi, Akshay Iyo Xidigo Kale (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta si rasmi ah tiyaatarada loo saaray filmka weyn ee Pad Man kaaso uu hogaamiye ka yahay Super Star Akshay Kumar sido kalen ay kula weheliyaan Radhika Apte iyo Sonam Kapoor. Filmkaan ayaa ah film ka hadlaayo xiliga caadada dumarka ku dhacdo iyo side agab nadiif ah ku heli…

Ileana D’cruz Oo Guurkeda Wax Laga Weydiyay Jawaabta Ay Ka Bixisay Waa Mid Aad Ku Wareeri Doontid!!

Ileana D’cruz Oo Guurkeda Wax Laga Weydiyay Jawaabta Ay Ka Bixisay Waa Mid Aad Ku Wareeri Doontid!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Illeana D’Cruz ayaa lagu xantaa ine xiriir qarsoodi ah la leedahay ninka lagu magacaabo Andrew Kneebone misane ay si qarsoodi ah isku guursadeen. Hadaba xidigtaan ayaa mudo 2 bil ah kahor baraha bulshada soo dhigtay sawir ay xirantahay dhar gaduudan dhabarkeedana muuqda maadama sawirka gadaal looga qabtay waxayna soo…

Rani Mukerji”Aamir waa qof waqtiga ilaaliyo, Salman waa qof dagan, SRK waa Mega Star” (Sheeko Xiiso Leh)

Rani Mukerji”Aamir waa qof waqtiga ilaaliyo, Salman waa qof dagan, SRK waa Mega Star” (Sheeko Xiiso Leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji ayaa ku mashquulsan xayeysiin u sameynta filmkeda Hichki kaaso ah filmka ay kusoo laaban doonto xidigtaan, Rani ayaa ka qeyb gashay barnaamij Tv-yada ka baxa si ay filmkeeda xayeysiin ugu sameyso waxay kasoo muuqatay show Dadagiri kaaso suaalo badan lagu weydiyay. Rani waxaa wax laga weydiyay sedexda Khans ee…

Ranveer Singh” Wax Walbo Ayaan U Sameyn Karaa Mudane Sanjay Leela Bhansali Dartiisa”

Ranveer Singh” Wax Walbo Ayaan U Sameyn Karaa Mudane Sanjay Leela Bhansali Dartiisa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranveer Singh Iyo Sanjay Leela Bhansali waxay wada sameyeen sedex film oo kala ah Gooliyon Ki Raasleela Ram-Leela, Bajirao Mastani iyo Padmaavat waxaana xusid mudan in sedexdoodab Big Hits noqdeen. Hadaba Ranveer oo saxaafada wareysi siinayey ayaa wax laga weydiyay filmsameyahan waxuuna Ranveer ku jawaabay,” Mudane Bhansali dartiisa wax walbo…

Atirishooyinka Filmka Mujhse Dosti Karoge Rani Mukerji Iyo Kareena Kapoor Oo Kulan La Qaaten Alia Bhatt!!

Atirishooyinka Filmka Mujhse Dosti Karoge Rani Mukerji Iyo Kareena Kapoor Oo Kulan La Qaaten Alia Bhatt!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa kulan xiiso leh wada qaateen atirishooyinka filmka Mujhse Dosti Karoge Rani Mukerji iyo Kareena Kapoor Khan ayadoo kulankaas Alia Bhatt ku wehelisay. Waxay ahed xili ay wada joogeen xaflada dhalasho ee mataanaha Karan Johar Yash iyo Rohi waxaana xafladan kasoo qeyb galeen xidigo badan oo Bollywoodka katirsan. Waxaa xidigahas kamid…

Akshay Kumar Filmkiisa Pad Man Lagama Daawan Doono Pakistan Iyo Sababta!!

Akshay Kumar Filmkiisa Pad Man Lagama Daawan Doono Pakistan Iyo Sababta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Padman ee Super Star Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay ayaa maalinta barito ah tiyaatarada la saari doona gudaha India iyo daafaha caalamkaba. Waxaana la sheegay in filmkaan maalinta barito ah laga daawan doono in kabadan 50 dal ee daafaha caalamka ah waana iskoor cusub oo uu filmkaan keenay. Hadaba…

Ma Aha Ranbir Kapoor Qofka Alia Bhatt Ay Xiriirka La Leedahay Balse Waa Ninkaan Idinka Yaabin Doono!!

Ma Aha Ranbir Kapoor Qofka Alia Bhatt Ay Xiriirka La Leedahay Balse Waa Ninkaan Idinka Yaabin Doono!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Alia Bhatt Waa mid kamid ah gabdhaha ugu shidan Bollywoodka sido kalena guusha usaaxiibka ah aadna looga jecelyahay gudaha India. Alia shaki kuma jiro mustaqbalka dhow inee awood balaaran ku qabsan doonto Bollywoodka maadama ay hada heyso wadadii guushas weyned ku gaari lahed. Waxaa maalmihi u dambeyay la isku…

Goorme La Daawan Doona Goos Gooska Kooban Ee Amitabh Bachchan Iyo Rishi Kapoor Filmkooda 102 Not Out?

Goorme La Daawan Doona Goos Gooska Kooban Ee Amitabh Bachchan Iyo Rishi Kapoor Filmkooda 102 Not Out?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka 102 Not Out Amitabh wuxuu ku jilaa aabo 102-sano jiro sidoo kalena baadi goobayo ama rabo inuu dib usoo celiyo xiriirkii kala dhaxeeyay wiilkiisa oo Rishi Kapoor ah kuna jilaayo 75-sano jir waxaana Director ka ah Umesh Shukla. Hadaba waxaa shaaca laga qaaday filmkaan xiliga goos gooskisa kooban lasoo bandhigi lahaa xili…

Prabhu Deva Filmka Uu Qoobka Cayaarka Cajiibka Ah Kusoo Bandhigay ABCD Iyo Sida Uu Ku Guulestay!!

Prabhu Deva Filmka Uu Qoobka Cayaarka Cajiibka Ah Kusoo Bandhigay ABCD Iyo Sida Uu Ku Guulestay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Prabhu Deva waa mid kamid ah xidigaha qoobka cayaarka heerka sare ah leh waxuuna sameyay aflaam badan oo uu cayaar cajiib ah kusoo bandhigay. Hadaba filmkiisa ABCD: Any Body Can Dance waa mid kamid ah aflaamtisa uu dadka qalbiga kaga xaday inkastoo filmkaan uu macalin dadka cayaarta bara ku jilaayo.…