Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 490)

Samantha Akkineni iyo Naga Chaitanya Oo Markii Ugu Horeysay Film Wada Sameyn Doonan Arooskoda Kadib!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha loogu jecelyahay koonfur India Samantha Ruth Prabhu iyo Naga Chaitanya ayaa shaashada wadaagi doonan kadib arooskooda. Hadii aadan daawan filmkii jaceylka ahaa ee qalbiga qofka taabanaya Ye Maaye Chesave xaqiiq ahaan film jaceyl ayaa ku dhaafay waa film ay xidigahan sanadkii 2010 kusoo caan baxeen aadna loo wada jeclaaday…

Rasmi: Aragtida Kowaad Ee Nithiin Iyo Megha Akash Filmkooda Chal Mohan Ranga Oo Lasoo Bandhigay!!

Rasmi: Aragtida Kowaad Ee Nithiin Iyo Megha Akash Filmkooda Chal Mohan Ranga Oo Lasoo Bandhigay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay aragtida kowaad ee filmka Chal Mohan Ranga kaaso ay hogaamiye ka yihiin Nithin Iyo Megha Akash. Waa markii labaad oo ay xidigahan film wada sameyaan maadama ay horey u sameyeen filmka LIE filmkaan waxaa si wada jir ah u qarash gareyn doonan Trivikram Srinivas,…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Badal Ee Maanta Oo Kale La Daawaday Bobby Deol Iyo Bandhig Taariikhi Ah!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Badal Ee Maanta Oo Kale La Daawaday Bobby Deol Iyo Bandhig Taariikhi Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale la daawaday Bobby Deol filmkisa Hit-ka weyn noqday ee Badal kaaso markii dambe soomalida Badal magac ahaan atoorahn ugu bixiday. Badal waa mashruuc guul lixaad leh gaaray waxaana hogaamiyaal ka ahayen Bobby Deol, Rani Mukerji, Amrish Puri halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen Johnny Lever…

Atooraha Vidyut Jammwal Oo Dhaawac Soo Gaaray Xili Uu Filmkiisa Junglee Duubayey (+Sawiro)

Atooraha dhalinta ah ee dhanka Actionka dhalinta u hogaaminaayo Vidyut Jammwal aya dhaawac soo gaaray dhanka madaxa ah xili uu ku guda jiray duubista filmkaan. Vidyut ayaa Hospital loola cararay balse waa dhaawac iska fudud waxuuna sameynaayey ficilo halis ah Vidyut oo saxaafada wareysi siinayey maadama ay goobta kusoo xoomen…

Maanta Oo kale Waxaa La Daawaday Bobby Deol Filmkiisa Badal Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Maanta Oo kale Waxaa La Daawaday Bobby Deol Filmkiisa Badal Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale la daawaday Bobby Deol filmkisa Hit-ka weyn noqday ee Badal kaaso markii dambe soomalida Badal magac ahaan atoorahn ugu bixiday. Badal waa mashruuc guul lixaad leh gaaray waxaana hogaamiyaal ka ahayen Bobby Deol, Rani Mukerji, Amrish Puri halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen Johnny Lever…

Sonam Kapoor Oo Raali Gareysay Saaxibteda Sonakshi Sinha Balse Maxay Kahalesay Ogow Sababta!!

Sonam Kapoor Oo Raali Gareysay Saaxibteda Sonakshi Sinha Balse Maxay Kahalesay Ogow Sababta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan wada ognahay in Sonam Kapoor iyo Sonakshi SInha wax dagaal ah in uusan dhex oolin sido kalena ay yihiin dad asaxaab ah oo aad isku qadariyaan. Hadaba Sonakshi ayaa ka qeyb gashay barnaamijka saaxibada ku kaftaan ee ay daadihiya ka tahay Neha Dhupia kaaso lagu magacaabo Vogue BBFS. Sonakshi…

Super Star Rajnikanth Oo Doonayo Inuu Dagaal Weyn La Galo Super Stars Kala Ah Mahesh Babu Iyo Allu Arjun!!

Super Star Rajnikanth Oo Doonayo Inuu Dagaal Weyn La Galo Super Stars Kala Ah Mahesh Babu Iyo Allu Arjun!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Rajni ayaa shalay shaaca looga qaaday xiliga la daawan doono filmkiisa uu Gangester-ka ku jilaayo ee Kaala Karikaal. Waxaana la sheegay in filmkaan la daawan doono 27 bisha April ee sanadkaan 2018 balse waxaan meesha yaala arin kale taaso ah in isla taariikhda la daawan doono Mahesh Babu…

Kritika Kamra Oo Dooneysa Inee Guursato Karan Johar Caruurtisana Xanaaneyso Halka Karan Kundra Iska Ilaawi Doonto!!

Kritika Kamra Oo Dooneysa Inee Guursato Karan Johar Caruurtisana Xanaaneyso Halka Karan Kundra Iska Ilaawi Doonto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Tv-yada ka shaqeysa ee  Kritika Kamra ayaa dooneysa inee guursato filmsameyaha caanka ah ee Karan Johar sido kalena waxa sheegtay in ay xanaaanen doonto oo ay daryeeli doonto mataanihiisa Yash Iyo Roohi. Balse akhriste sheekada sidaa umaleysay ma aha xidigtaan si kaftan ku dheehan ayee arinka u sheegtay maadama wareysi…

Super Star Akshay kumar Oo Sameyn Doono Film Nolosha Dr. Verghese Kurien Looga Hadlaayo!!

Super Star Akshay kumar Oo Sameyn Doono Film Nolosha Dr. Verghese Kurien Looga Hadlaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar waa atoore caan ku noqday waqtiyadii udambeyay inuu sameyo aflaam arimaha bulshada ka hadlaayan waxuuna horey usameyay filmo dhowr ah sida Toillet: Ek Prem Katha ilaa kiisa udambeyay ee Pad Man. Hadaba xidigaan ayaa la hadal hayaa inuu sameyn doono film looga hadlaayo nolosha Dr. Verghese Kurien…

Salman Khan, Bobby Deol Iyo Daisy Shah Oo Bangkok Ku Duubayan Filmka Race 3!!

Salman Khan, Bobby Deol Iyo Daisy Shah Oo Bangkok Ku Duubayan Filmka Race 3!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan, Bobby Deol iyo Daisy Shah ayaa duubis ku wadaan filmkooda Race 3 waxayna xiligaan kusuganyihiin Bangkok halkaas oo ay ku duubayan filmka. Bobby Deol ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay sawirka sare kuxusan kaaso ah isag oo sawirka qaadaya waxaana la galeen Daisy Shah, Salman Khan iyo qarash gareeyaha filmka Ramesh Taurani.…