Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 544)

Arooska Wasoo Kordhay:Atiriishada Musalsalada Sameyso Shamin Mannan Iyo Atul Sharma Oo Is Guursadeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa dhacay aroos balse kahoreyay arooska Anushka Sharma iyo Virat Kohli kaaso ah arooska Atiriishada musalsalada sameyso ee Shamin Mannan iyo wiilka lagu magacaabo Atul Sharma. Arooskan ayaa dhacay 3 bishaan Dec ayagoo isku aroosay goobta lagu magacaabo Dibrugarh  kaaso ah guriga ay leedahay xidigtaan Shamin. Shamin waa gabar muslim ah…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Action-ka Ah Ee Shapath Mithun Iyo Jackie Shroff Wey Kufarayareesten Filmkaan!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Action-ka Ah Ee Shapath Mithun Iyo Jackie Shroff Wey Kufarayareesten Filmkaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta ookale 12 Dec 1997 la daawaday filmka Actionka iyo qiyaamada isku dhexjirta ah ee Shapath(Nidar) kaaso ay hogaamiye ka ahaayen Mithun Chakraborty iyo Jackie Shroff. Filmkaan waxaa Director iyo Producer ba ka ahaa Rajiv Babbar halka atiriishoyin ay ka ahaayen Ramya Krishna iyo Vineeta waana film dhanka Box-officeka…

Anil Kapoor Wuu Kasoo Daray Wuxuu Rabaa Juhi Chawla Inuu Jaceyl Lasameyo Gabadhiisa Sonam Kapoor Oo Joogta!!

Anil Kapoor Wuu Kasoo Daray Wuxuu Rabaa Juhi Chawla Inuu Jaceyl Lasameyo Gabadhiisa Sonam Kapoor Oo Joogta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa horey loo sheegay in Super Star Anil Kapoor iyo gabadhiisa Sonam Kapoor ay film kasoo wada muuqan doonan markii ugu horeysay. Filmkaan ayaa waxaa iska leh Vidhu Vinod Chopra kaasona loo bixiyay magaca  Ek Ladki Ko Dekha Toh Aisa Laga waana film qoyska ka hadlaayo qiiro badana leh fariin ahaan.…

Mega Star Amitabh Bachchan Oo Baraha Bulshada Hadal Ku Abuuray Kadib Markii Uu Sawirkaan Soodhigay!!

Mega Star Amitabh Bachchan Oo Baraha Bulshada Hadal Ku Abuuray Kadib Markii Uu Sawirkaan Soodhigay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Amitabh Bachchan ayaa baraha bulshada soodhigay sawirka kor idiin kaga  xusan waana xili uu kusuganyahay Thailand halkaas oo uu kuduubayo filmkiisa xiga ee Thugs of Hindostan. Filmkaan ayaa lashegay in halkaas lagu duubayo waliba muuqaalo muhiim ah balse loo badiyay inee yihiin muuqaalo dagaal ah kooxda filmkaana oo…

Atiriishada Taapsee Pannu Oo Soo Gabagabeysay Jadwalka Koowaad Ee Filmkeed Soorma!!

Atiriishada Taapsee Pannu Oo Soo Gabagabeysay Jadwalka Koowaad Ee Filmkeed Soorma!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada Taapsee Pannu ayaa ugu dambeyn soo gabagabeysay jadwalka kooowad ee filmka xiga kaaso lagu magacaabo Soorma waxaana jadwalkaan lagu duubayey goobta lagu magacaabo Chandigarh. Sido kale waxaa la sheegay in xidigtaan ay goordhow ka howl gali doonto jadwalka xiga ee filmkaan, Taapsee ayaa baraha bulshada soodhigtay sawirka sare idiin kaga…

SRK Filmkisa Ra.One, Salman khan Filmkisa Kick Iyo 5 Film Oo Aalada VFX Loo Isticmaalay Anagana Nalagu Khalday (+Sawiro)

SRK Filmkisa Ra.One, Salman khan Filmkisa Kick Iyo 5 Film Oo Aalada VFX Loo Isticmaalay Anagana Nalagu Khalday (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhowaanahan Bollywoodka waxay bilaaweyn inee isticmaalan aalada casriga ah ee VFX taaso ah aalad kuu sahleysa marka muuqalada halis ah la duubaayo. Aaladan ayaa loo adeegsada muuqalada halis ah marka aflaamta lagu duubayo ayadoo wax dhib ah aanan loo mareyn balse mar aan anaga daawaneyno muuqaalkas cajiib nala noqonaayo ama…

Rasmi: Filmka Fukrey Returns Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Isniintisa Koowad Hit Lama Filaan Ah Ayuu Noqon Doona!!

Rasmi: Filmka Fukrey Returns Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Isniintisa Koowad Hit Lama Filaan Ah Ayuu Noqon Doona!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Fukrey Returns ayaa Box-officeka wacdaro kadhigaayo asigoo kusocdo wadadii uu Hit weyn ku noqon lahaa ama darajada Super Hit. Fukrey Returns isniintisa koowad wuxuu keenay 5 Crore (Trade Figure) waana ganacsi adag marka loo fiiriyo in maalin shaqo ay tahay isniinta. Mudo 4 maalmood ah Fukrey Returns wuxuu Box-officeka…

Sonam Kapoor Iyo Sunnita Kapoor Oo Dhar Is Shabaha Airport-ga La Yimaaden Iyo Sawirada Laga Sooqabtay Adile Kala Saar!!

Sonam Kapoor Iyo Sunnita Kapoor Oo Dhar Is Shabaha Airport-ga La Yimaaden Iyo Sawirada Laga Sooqabtay Adile Kala Saar!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada Sonam Kapoor iyo hooyaded Sunita Kapoor ayaa sawiro looga soo qabtay ayagoo Airport-ga Mumbai siigalayaan waxayna ku wajahnaayen Delhi oo uu duulimad ku ahaayen. Hadaba xidigtaan iyo hooyaded aya dhar madow ku yimaaden Airport-ga taaso dadka u daawasho is taagen balse Sonam marnaba ma istaagin oo horey ayee usii…

Ma Ogtahay Virat Kohli Inuu Taagero Rasmi Ah U Yahay Mr. Prefectionist Aamir Khan!!

Ma Ogtahay Virat Kohli Inuu Taagero Rasmi Ah U Yahay Mr. Prefectionist Aamir Khan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Virat Kohli waa kabtanka ciyaarta circketka dalka India waana nin caan ah oo daafaha caalamka iyo gudaha India ba magac iyo taagero fara badan ba kulej. Hadaba waxaan idiin heynaa macluumaad kusaabsan xidigaan caanka ah maadama uu shalay guursaday atiriishada Bollywoodka Anushka Sharma. Virat wuxuu Bollywoodka ka taagera dhanka atoorayaasha…

Maanta Wixii Kadambeya Anushaka Waxaa Loogu Yeeri Doona Anushka Sharma Kohli!!

Maanta Wixii Kadambeya Anushaka Waxaa Loogu Yeeri Doona Anushka Sharma Kohli!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada Anushka Sharma ayaa ugu dambeyn aqal gashay kadib markii shalay oo isniin aheyd kuna beegned taariikhda 11 Dec 2017 ay dhigatay aroos qaas ah. Arooskan ayaa ah mid aanan dad loogu yeerin kaliyana ku ekaa qoyska uun waxaana lagu dhigay Italy sida horeyba loo ogaa. Hadaba waxaa lashegay in…