Home » Entries posted by Ali Aadan (Page 646)

Xaqiiq: Xidiga Weyn Ee Prabhas Aamir Khan Taagero Uma Aha Balse Wuxuu Taagero U Yahay Rajkumar Hirani!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Filimka Baahubali Prabhas kaaso manta hawada sare galay magaciisa kadib markii filimkiisa u dambeyay ee Baahubali 2 gudaha India awood balaaran ku qabsaday. Prabhas haatan waa xidiga ugu awooda badan India oodhan Sanadkaan marka laga hadlo Box-officeka India waa shaqsiga ugu awooda badan ee haatan aan iskooradiisa loo dhowaan…

Wax Ka Ogow Mega Star Salman khan Iyo Waxyaabaha Uu Aadka U Xiiseyo Uuna Marwalba Joogteeyo

Wax Ka Ogow Mega Star Salman khan Iyo Waxyaabaha Uu Aadka U Xiiseyo Uuna Marwalba Joogteeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan waa xidig weyn oo caan ka aha dunida daafaheeda, waana mid ka mid ah Rugcadaayasha ugu awooda badan Fanka india. Sallu wuxuu Bollywoodka magac iyo maamuus ka helay markii uu sameyay filimkii weynaa ee taariikhda weyn dhigay Maine Pyar Kiya. Hadaba Sallu wuxuu kamid ahaa xidigaha…

Ajay Iyo Kajol: Lamaanaha Is Jecel Imisa Filim Ayee Siwadajir Ah Usamyeen, Blockbuster Se Ma kujiraa Aflaamtaas? Wax Ka Ogow!!

Ajay Iyo Kajol: Lamaanaha Is Jecel Imisa Filim Ayee Siwadajir Ah Usamyeen, Blockbuster Se Ma kujiraa Aflaamtaas? Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajey Devgan iyo Kajol Devgan waa kuwa kamid ah xidigaha ugu caansan Bollywoodka uguna awood badan ee abid soo mara shirkadaan. Qaasatan waa kuwa nolosha ku midoweyn oo caruur ayaa hader uwada joogto xidigaan, hadaba waxaa jiraan aflaam ay wada sameyeen kuwaaso taariikhi ah, natiijada aflaamtas ganacsi ahaan haba noqdaan…

Kareena Kapoor Khan Ayaa Sabab U Aheyd Inee Anushka Sharma Bollywoodka Sogaasho!!

Kareena Kapoor Khan Ayaa Sabab U Aheyd Inee Anushka Sharma Bollywoodka Sogaasho!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada Anushka Sharma ee maanta caanka noqotay ahna atariisho awood kuleh fanka ayaa leh in ay aad oga heshay Filimka Jab We Met ee ay Kareena Kapoor Khan wax ka hogaamisay kaaso la daawaday sanadkii 2007. sanadkaaso ahaa kahor inta aysan soogalin Anushka Bollywoodka, filimka Jab We Met waxaa wada…

Ma Ogtahay Arbaz Khan Iyo Sushmita Sen Inee Ahaayen Dooqa Koowaad Ee Doorarka Kala Ah Dev Iyo Sheetal Varma Filimka Dhadkan!!

Ma Ogtahay Arbaz Khan Iyo Sushmita Sen Inee Ahaayen Dooqa Koowaad Ee Doorarka Kala Ah Dev Iyo Sheetal Varma Filimka Dhadkan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Dhadkan waxaa la daawaday 11 Aug sanadkii 2000 darajadiisa ama natiijada filimkaan waa Hit, waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Akshay kumar, Sunil Shetty iyo waliba Shilpa Shetty. Filimkaan waa mid kamid ah aflaamta ugu fiican ee ay Bollywoodka sameyeen qarnigaan cusub, asigoo sheekada filimkaan kusaleesantahay sheeko Jaceyl. Sunil Shetty (Balwaan),…

Sunny Leone Xidigaha Ay Bollywoodka Ay Ka Taageerto Aflaamta Ay Jeceshahay In Badan Ogow!!

Sunny Leone Xidigaha Ay Bollywoodka Ay Ka Taageerto Aflaamta Ay Jeceshahay In Badan Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada xishoodka meel iska dhigtay markee shaashada horjoogto Sunny Leone ayaa la xaqiijiyay in ay taagero u tahay Super Star Aamir Khan. xidigtaan waxay kasoo muuqatay aflaam Bolllywood ah sido kalena waxay kasoo muuqatay filim reer koonfur ah. balse kahor inta aysan bilaawin filim jilista waxay sameyn jirtay filimada galmada…

Salman Khan: “ Iyadu Ima Jecla, Eeygeedana (Dog) Ima Jecla,” Tolow Waa Tuma Gabadhan Salman Jaceyl Kadiiday!

Salman Khan: “ Iyadu Ima Jecla, Eeygeedana (Dog) Ima Jecla,” Tolow Waa Tuma Gabadhan Salman Jaceyl Kadiiday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan waa shaqsi dareen qiiro badan leh, sido kalena ma aha dadka hadalada la gambada ee jawaab walba side tahay ayuu dadka usiiya. Sallu oo kamid ahaa xidigaha ugu quruxda badan ee Bollywoodka katirsan 90kii iyo bilawgii qarnigaan, ayaa waxaa lala yaaban yahay gabadha xidigaan jaceylkiisa iska diiday oo…

Sunny Deol Miyuu Hada Kahor Asigoo Xanaaqsan Mindi Ama Toorey U Qaatay Hema Malini? Xaqiiq Lahelay!!

Sunny Deol Miyuu Hada Kahor Asigoo Xanaaqsan Mindi Ama Toorey U Qaatay Hema Malini? Xaqiiq Lahelay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dharmendara asigoo 19 jir ah ayuu guursaday hawey neeyda lagu magacaabo Prakash Kaur balse markuu bilaaway filim jilista wuxuu jaceyl xad dhaaf ah u qaaday Dream Girl of Indian Cinema gabadha loogu yeeri jiray ee ah Hema Malini. Atoore walba ayaa jeclaa Hema oo rabay inuu mar uun la saaxiibo…

Ma Ogtahay Filimka Kuch Kuch Hota Hai Inuu Sameeyn Ku Yeeshay Sushant Singh Rajput Noloshiisii Waxbarasho!

Ma Ogtahay Filimka Kuch Kuch Hota Hai Inuu Sameeyn Ku Yeeshay Sushant Singh Rajput Noloshiisii Waxbarasho!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sushant Singh Rajput sanadii 2013 ayuu Bollywood-ka kusoo biiray asigoo amaan weyn ku helay doorkiisii filimka Kai Po Che laakiin awoodiisa fanka waxay haatan gaartay heerkii ugu sareesay madaama filimkiisii MS Dhoni uu sanadkii hore 100 Crore ka badan Boxoffice-ka kasoo xareeyay. Hadaba Sushant Singh Rajput ayaa noloshiisii hore gaar…

Loolamadii Ugu Waaweyna Ee Filimada Bollywoodka Galaan SRK, Salman Akshay Iyo Aamir Oo Loolan Culus Galeen Filimadooda(+Sawiro)

Loolamadii Ugu Waaweyna Ee Filimada Bollywoodka Galaan SRK, Salman Akshay Iyo Aamir Oo Loolan Culus Galeen Filimadooda(+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marki Udambeysay Oo SRK Laga Guulestay Maadama hal maalin soo wada baxayen laba filin oo aad loo wada sugayey in badan kuwaas oo kala ah Dilwale oo ay matalayaan aktarada Shahrukh Khan iyo kajol halka filinka kalena yahay Bajirao Mastani oo ay jilayaan Ranveer Singh, Deepika Padukone iyo Priyanka Chopra.…