Home » Entries posted by Cabdiraxmaan Anteeno

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 18-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 18aad: Sheekada qeybtii hore waxay noo mareysay markay dhahday naagtii saaxirada aheyd in hadii la rabo inaan sixirka ka furo ninkaan ay qasab noqoneyso inaan dilo cifriitka waxaana laga yaabaa in boqortooyada halis gasho dad badanan ku baaba,aan. markaas ayuu boqorkii dhahay wixii dhacaa haka dhacaane ninkaan sixirka ka…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 17aad: waxay sheekada inoo mareysay qeybtii hore markuu faqiirkii labaad oo sheekada waday uu gabadha ku dhaho soo baxa oo nawad aan halkaan kaa kaxeeyee. gabadhii markey hadalkayga maqashay ayay igu qososhay waxayna idhahday “iimaan yeelo cifriitkaan 10kii habeenba hal habeen ayuu ii yimaadaa inta kale adigaa lehe isdaji”…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 16-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 16-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 16aad: Waxay qeybtii hore ee sheekada inoo mareysay markii uu sheekadiisii bilaabay faqiirkii labaad. SHEEKADII FAQIIRKII LABAAD: wuxuu hadalkiisa ku bilaabay anigana wlhi kuma aanan dhalanin ishaan buqsan ee waxaa isoo martay sheeko  qariib ah oo hadii irbad xitaa lagu qoro ay cibro unoqoneyso dadka cibro qaato,  waxayna tahay:…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 15-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 15-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 15aad. Sheekada waxay noo mareysay qeybtii hore markey Gabdhihii xanaaqeen oo sadax mar lugaha dhulka ku garaaceen ayaa waxaa kala furmay albaab dhulka hoostiisa ku yaalaya waxaana kasoo baxay todobo adoon oo  aad uxoog badan sidoo kalana ku hubeysan seefo. markaas ayay gabdhihii ku amreen adoomadii in nimankaan xiraan…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 13-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 13-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

FIIRO GAAR AH: Sheekada qeybtaan xoogaa waxaa ku jiro dareen badan marka hadii aad dareen dhawdahay waxaan kuugu naseexeynayaa inaadan akhrisan, waana sababta keentay inay xalay baaqato xalqadaan, kadib markii aan la tashanay akhristayaal badan waxaa noo soo baxday inaan sideeda ku daabacno maadaama ay tahay sheeko socoto oo haddii…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 12-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 12-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 12aad. Waxay sheekada inoo maraysay markii boqorkii loo sheeegay inuu magaaladiisa loo socon doono mudo bilooyin ah. kadib boqorkii in mudo ah ayuu wiilkii boqorka ahaa lasii joogay. Mudo markey kasoo wareegatay waxaa la go,aansaday in boqorka la galbiyo oo boqortooyadiisa la geeyo, sidii ayayna isku soo raaceen labadii…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 11-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 11-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 11aad Waxay sheekada inoo mareysay markii wiilkii boqorka ahaa ee uu daba kacay naagtiisii taasoo markey albaabkii magaalada looga baxayay gaartay ku hadashay hadalo aanan la fahmin, kadibna waxaa furmay albaabkii weyna baxday, asigooo hadalka sii wado ayuu wuxuu yiri waan ka daba baxay iyadoon idareemin waxaan daba socdaba…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 10-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 10-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Raali gelin: Waxaa caawa idinka raali gelineynaa inay sheekada kasoo daahday waqtigeeda sababo farsamo awgeed, Saacadda Sheekada waa 8:00PM (Waqtiga Geeska Africa) QEYBTII 10aad Waxay sheekada noo mareysay qeybtii hore markey Gabadhii Jaariyada aheyd Kalluunkii jikada soo galisay,    oo markay dabka saartay  gabar jin ah daaqada soo istaagaty kadibna gabdhii…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 9-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 9-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 9aad. Sheekadii waxay noo mareysay qeybtii hore markuu wasiirkii ku yiri Boqor Yoonaan ninkaan Xakiim rooyaan ah hadii uu maanta kugu daaweeyay shey aad qabatay maxaa diidayo inuu barina kugu dilo sheey aad urisay??? Markaas ayuu boqor yoonaan yiri wlhi waa runtaa waana arin macquul ah, waxaana laga yaabaa…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 8-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 8-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 8aad Waxay qeybtii hore noo mareysay markuu Xakiim Rooyaan uu soo galay Magaaladii uu Boqor Yoonaan ka talinayay isla markaasna uu ogaaday in boqorka baras uu qabo wax daawo ahna loo waayay. Markaas ayuu xakiim Rooyaan utagay boqorkii wuxuuna ku yiri Boqoroow waxaan awoodaa inaan ku Daaweeyo anigoon wax…

Page 1 of 212