Home » Entries posted by Jabriil Abdikadir

15 Xidig Oo Haddiisan ahaan Laheyn Xirfadooda Wwe Maxay Ka Shaqeen Lahaayeen (Qaybta 1aad) + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigaha Wwe waa kuwa Ka Mid Ah Kuwa dunida ugu caansan sidoo kalena heestaan dhaqaale ku filan awood balaarana Ku Leh shirkada  Wwe .Waxaa jiraan 15 Xidig caanka ah maqaam sarena ka gaareen xirfadooda Musaaracad .Waxaa Maanta Idin Haynaa 15 Xidig Wwe Hadiisan Ahaan Laheyn Kuwa Ciyaara Wwe Maxay Ku…

Randy Orton Oo Qaliin Maray

Randy Orton Oo Qaliin Maray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Randy Orton Ayaa Lagu Sameeyay Qaliin Guulaystay Bishan Gudaheed. Randy Ayaa Seegay Safarka Wwe Ay Ku Maraysay Europe Sababo La Xariira Dhaawac Kasoo Gaaray Jilibkiisa Bidix Randy Orton Ayaa La Hadlay Webka Wwe Isagoo Sheegay ” Wan Ogaa, Waan U Baahnaa Qaliinka Tan Iyo ilaa Dhamaadka Sanadkii Hore Laakiin Waxan…

Brock Lesnar Oo Aan Kasoo Muuqan Doonin Money In The Bank

Brock Lesnar Oo Aan Kasoo Muuqan Doonin Money In The Bank

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida Wararka Ay Sheegayaan In Brock Lesnar Uusan Kasoo Muuqan Doonin Bandhiga Dhici Doona Bisha Soo Aadan Ee Money In The Bank.Iyadoo Labada Nin Uu Soo Lasoo Xifaaltamayay bilihii Lasoo Gudbay Ee Roman Reings Iyo Braun Strowman Ay Ciyaaro Kale Ciyaari doonan Iyadoo Braun strowman uu ka Mid Yahay Raga…

10 Nin Ugu Dhirirka Badan Wwe Taariikhda

10 Nin Ugu Dhirirka Badan Wwe Taariikhda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wwe Waxaa Soo Maray Xidigo Fara Badan oo Kala Duwan Iyadoo Maanta Idin Hayno 10 Nin Ugu Dheer wwe iyagoo Ay Ku Jiran Bigg Show Iyo Kane Laakiin Waxa Jira Xidigo Ka Dheer Iyaga Halkan Ka Daawo Xidigaha Ugu Dheer Wwe. 10 Mark Henry – 6’4” 418lbs 9 King Kong…

Daniel Brayan Oo Ciqaabay Bigg Cass

Daniel Brayan Oo Ciqaabay Bigg Cass

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bryan Sababta Uu Xalay U Yimid SmackDown Ayaa Ahayd Inuu KA Hadlo Guul-Daradii Ku Dhacday Isaga Ciyaarta Isreeb-Reebka Money in the Bank qualifying Oo Kaga Timid Rusev Usbuuci Hore.  Cass Ayaa Goobta Yimid Isago Ku Maadeysnaya Daniel Brayan, Isagoo Sheegay Daniel Inuu Aado Gurigiisa Uuna Ka Badalo Cunugiisa Xaafayada Caawiyana…

Becky Lynch Oo U Soo Baxday Money In The Bank Iyadoo Ka Guuleysatay Sonya Deville Iyo Mandy Rose

Becky Lynch Oo U Soo Baxday Money In The Bank Iyadoo Ka Guuleysatay Sonya Deville Iyo Mandy Rose

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciyaarta Waxaa La Diiwan Galiyay Xilli Hore Iyadoo Samaysay general manager Paige, Lynch  Ayaa Kasbatay Kaalintayda the women’s Money in the Bank  Ka Dib Markii Rose Ay Is Dhiibtay Markii Becky Ay Ku Qabatay Dis-Arm-Her. Waa Sheeko Soconaysa Waxa Ay Paige Tusayso Labada Gabdhood Ay Hogaamin Jirtay Groupka Absolution. Iyadoo…

Asuka Oo Arbushtay Dabaaldagii Carmella Ee Magaalada London

Asuka Oo Arbushtay Dabaaldagii Carmella Ee Magaalada London

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

SmackDown women’s champion Carmella Ayaa Xalay  Imaaday Inay Sameysato Dabaaldag La Magac Baxay “Royal Mellabration” Kaaso Aan Ku Shaacinay Website Ka Usbuucii Hore, Iyadoo London Ahayd Xalay Bandhiga Goobta u Ka Dhacayay. Carmella Ayaa Ka Hadashay Waxyaabo Badan. Iyadoo Wax Ka sheegaysa Dhawaaqida Englishkan Ay Ku Hadlaan British ka Aya…

Shinsuke Nakamura Ugu Dambayn Ka Guuleystay Aj Styles Isagoo Sameyn Doona Xeerka Ciyaartooda Money In The Bank

Shinsuke Nakamura Ugu Dambayn Ka Guuleystay Aj Styles Isagoo Sameyn Doona Xeerka Ciyaartooda Money In The Bank

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka dib Markan Helnay Ciyaaraha ugu Wanaagasan Ee Labadan Xidig Ciyaareen.  Nakamura ugu Dambayn Waa Uu Ka Guuleystay Wwe champ Aj Styles . Nakamura Waxa Uu Sameeyay Khiyaano Isagoo Iska Dhigay Qof Lagu Dhuftay Low Blow (Haraanti Xaga Hoose Ee Raga)  Oo U Dhulka Seexday Isagoo Heesto Xubinta Tarankiisa .…

Daawo Xidigaha Wwe Oo Muslimiinta ugu Hanbalyeenaya Bisha Qayrka Badan Ee Ramadan +(Video)

Daawo Xidigaha Wwe Oo Muslimiinta ugu Hanbalyeenaya Bisha Qayrka Badan Ee Ramadan +(Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayadoo La Filayo In Maalinta Berrito Ay Tahay Soon Waa sida Ay U Badan Tahay. Wwe Ayaa soo Saartay Video Barta YouTube Iyo Social Media Iyadoo Hambalyo U Diraysa Dadka Muslimiinta Ee Dagan Middle Easti Iyo Inta Kale Muslimiin Ee Caalamka Ku Nool.  Iyadoo Wwe Sanadka Walba Marka Lagaaro Bishan…

Qaar Ka Mid Ah Xidigaha Ugu Caansan Wwe-ka Iyo Xaasaskooda (+Sawiro) Qaybta 2aad

Qaar Ka Mid Ah Xidigaha Ugu Caansan Wwe-ka Iyo Xaasaskooda (+Sawiro) Qaybta 2aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti wacana aqristayaasha qiimaha badan, shabakada Filimside waxay idin Haynaa Qaybta Labaad Xidigaha Wwe Iyo Xaasaskooda. Waxaan idiin dhameestireynaa  Qaybta Labaad ,   Fadlan hoos kaga kaga bogo Qaar Ka Mid Ah Xidigaha Caansan Wwe Iyo Xaasaskooda Qaybta Labaad 37. Candice LeRae – Johnny Gargano 38. Stephanie Washington – Bret Hart…

Page 1 of 8123Next ›Last »