Home » Entries posted by Super Admin (Page 2)

Ma ogtahay inay Sanjay Dutt iyo Jackie Shroff ka dambeeyeen inuu Salman Khan maanta magac weyn ku yeesho fanka India?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan hadda wuxuu ka mid yahay xiddigaha hogaanka u ah shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Film Industry. Si kastaba ha ahaatee, bilowgii xirfaddiisa jilliinka Salman Khan waxaa soo maray waqti adag sida ku dhacda jillaa kasta oo ku cusub Bollywood. Balse nafsaddiisa ayuu la tashaday, ka dibna wuxuu…

SALMAN KHAN: “Haddii aad ku guuldarreysato jaceylka waa nasiib xun tahay”

SALMAN KHAN: “Haddii aad ku guuldarreysato jaceylka waa nasiib xun tahay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baraha bulshada waxaa qabsaday sawirro shidan oo ay isla galeen Salman Khan iyo Katrina Kaif kuwaasoo majalad loogu talogalay. Katrina Kaif iyo Salman Khan ayaa shan sanno ka dib shaashadda ku midoobi doona waxaana mideynaya filimkooda Tiger Zinda Hai (#TZH) kaasoo uu leeyahay Director Ali Abbas Zafar lana daawan doono…

RANVEER SINGH: “Maalin walba 15 jeer ayaan iska raadiyaa google-ka”

RANVEER SINGH: “Maalin walba 15 jeer ayaan iska raadiyaa google-ka”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranveer Singh wuxuu ka mid yahay jillaayaasha door walba kasoo bixi kara ee ka xamaasha Bollywood. Sannadka soo aadan Ranveer Singh wuxuu ka shaqeyn doonaa aflaan xiiso leh, sida filimka Zoya Akhtar ee Gully Boy oo ay la hogaamineyso Alia Bhatt, Temper Remake oo uu leeyaha Rohit Shetty iyo filimka…

Salman Khan oo dib u xasuustay markii ugu horreysay ee uu la kulmay Katrina Kaif, muxuuse ka aaminsanaa?

Salman Khan oo dib u xasuustay markii ugu horreysay ee uu la kulmay Katrina Kaif, muxuuse ka aaminsanaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif muddo dheer ayey isgaranayaan, waxayna soo yeesheen xiriiro nuucyo badan ah, markii hore wuxuu xiriirkoodu kasoo bilowday saaxiibnimo, ka dibna jaceyl ayey wadaageen, iyagoo haatan ah laba shaqsi oo xiriir jaceyl horay usoo dhexmaray hadana saaxiibo caadi ah. Filimka Tiger Zinda Hai ee Director Ali…

Wiil iyo gabar saaxiibo ah oo dhimashadooda si toos ah ugu baahiyey adduunka (Warbixin yaab leh)

Wiil iyo gabar saaxiibo ah oo dhimashadooda si toos ah ugu baahiyey adduunka (Warbixin yaab leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar yar oo quruxleey ah ayaa waxay adduunka si toos (Live ah) ugu baahisay dhimashadeeda. Gabadhaan dhallinyarada ah iyo wiil lagu sheegay inuu yahay saaxiibkeed ayaa waxay si xowli ah u wadeen gaari iyagoo cabsan,  wuxuuna shilkaani ka dhacay dalka Ukraine Sofia Magerko, oo ah gabadha baahisay muuqaalkaan waa 16…

Haweeneey dhimatay oo nolol kusoo laabatay iyadoo aaskeeda lagu jiray, ka dibna maxaa dhacay?

Haweeneey dhimatay oo nolol kusoo laabatay iyadoo aaskeeda lagu jiray, ka dibna maxaa dhacay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haweeneey 59 sanno jir ah taasoo u dhalatay dalka Morocco oo ay dhakhaatiirtu sheegeen inay dhimatay, ayaa soo naaxday ka dibna u qeylo dhaamisay deriskeeda oo aaskeeda ku jiray, wargeys laga leeyahay dalka Morocco ayaa sidaasi baahiyey. Haweeneydaan ayaa waxaa la xaqiijiey inay qabtay kansarka maskaxda, waxaana loo qaaday isbitaal…

FOOLXUMO: Nin u dhashay India oo xaaskiisa ka adeejiyey 7 nin kuwaasoo qaabkii ugu xumaa ula dhaqmay

FOOLXUMO: Nin u dhashay India oo xaaskiisa ka adeejiyey 7 nin kuwaasoo qaabkii ugu xumaa ula dhaqmay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida laga soo xigtay shabakadda The Times of India, nin ayaa wuxuu u ogolaaday 7 ka mid ah saaxiibadiisa oo cabsan inay kufsadaan xaaskiisa. Wixii intaas ka dambeeyeyna, todobadaas ragga ayaa hal mar ku shamuumay gabadhaas, iyagoo kufsaday kana qaaday sawirro aad u fool xun iyadoo qaawan, iyagoo doonaya inay…

Padmavati oo dhibaato horleh bartanka ka galay, maxaase ka jira in burcadda Internet-ku ay dheceen filimka Deepika Padukone iyi Ranveer Singh?

Padmavati oo dhibaato horleh bartanka ka galay, maxaase ka jira in burcadda Internet-ku ay dheceen filimka Deepika Padukone iyi Ranveer Singh?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka taariikhda ka hadlaya ee Director Sanjay Leela Bhansali ee Padmavati ayaa wuxuu bartanka ka galay dhibaato horleh, iyadoo wararku ay sheegayaan in burcadda Internet-ku ay dhaceen filimkaan ay hogaamiyaha ka yihiin Deepika Padukone iyi Ranveer Singh, Online-ka ayaana lasoo dhigay filimkaan. Tani waxay ka dhigan tahay in filimka Padmavati…

KAJOL: “Waqti wanaagsan ayey ku jiraan jillaayaasha Bollywood, maxaa yeelay jillaa walba filimka uu jecel yahay ayuu sameeyaa”

KAJOL: “Waqti wanaagsan ayey ku jiraan jillaayaasha Bollywood, maxaa yeelay jillaa walba filimka uu jecel yahay ayuu sameeyaa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada weyn ee Bollywood Film Industry Kajol ayaa waxay daaha ka qaaday inay waqti wanaagsan ku jiraan jillaayaasha haatan ee Bollywood-ku maadaama ay heystaan taageereyaal u jidbeysan kuwaasoo doonaya inay aflaantooda doorar kala duwan ku jilaan marwalba. Magaca Kajol oo aad maqasho wuxuu ka dhigan yahay inaad soo xasuusaneyso guulihii…

Laba wiil oo walaalo ah oo kala garan waayey xaasaskooda – hadda waxay qaadi doonaan tallaabadaan si aysan markale isugu qaldin!

Laba wiil oo walaalo ah oo kala garan waayey xaasaskooda – hadda waxay qaadi doonaan tallaabadaan si aysan markale isugu qaldin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Asxaabta iyo qoyska ayaa la yaabay cabashada ka imaaneysa wiilashooda ka dib markii ay guursadeen laba gabdhood oo mataano ah oo aan sinnaba loo kala aqoon – waxayna haatan ku sameyn doonaan qalliin si ay u kala aqoonsadaan. Arrintaan ayaa qoyska iyo asxaabta usoo ifbaxday ka dib markii mid ka…