maalintii shalay waxaa tiyaatarada dalka India ka saaray aflaamo waa weyn kaaso ay hogaamiye ka yihiin jilaayaasha ugu caansan dalkaas sida aflaamta kala ah War kaaso lagu mideeyay labada aktar aan kala dhicin Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff

sidoo kale waxaa maalintii shalay ah tiyaatarada luuqada hindiga laga daawaday filimka Sye Raa Narasimha Reddy kaaso uu hogaamiye ka yihiin jilaayaal caan ah gaar ahaa waxaa filimkan hogaaminaayo aktarka Chiranjeevi

sida laga soo warinaayo tiyaatarada waqooyiga india gaar ahaan magaalooyinka Delhi iyo Uttar Pradesh waxaa halkaas ku awood badan filimka War maadaama dadkii magaalooyinka waqooyi oo dhan ay waashtayn filimkan War kaaso kaliftay inay dhamantood wada jirtaan tikidka filimkan iyagoona doonaya inay daawadan Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff xifaaltanka filimkan ku dhex-maraayo

iyadoo qabiirka aflaamta ee dhanka waqooyi ninka lagu magacaabo Roshan Singh uu sheegay in dagaalka magaalooyinka waqooyiga uu kaaso u dhaxeeyay Hrithik iyo Chiranjeevi uu durba guuleystay Hrithik

Chiranjeevi waa halyeey awood balaaran ku leh dhanka iyo Koonfurta laakiin marka ay timaado dhanka iyo magaalooyinka waqooyi aktarkan waa ay ku adag tahay inuu halkaas ka helo soo dhawayn fiican isagoona Chiranjeevi uu isticmaalay qorshe fiican maadaama filimkan uu kusoo daray halyeey Amitab Bachchan si uu weji wacan kaga helo tiyaatarada luuqada hindia laakiin qof walba waxa uu ogyahay kaliya Amithab filimkan inuu ku leeyahay muuqaal marti ah

waxaana hadda muuqata Chiranjeevi filimkiisa inuusan la dagaalami karin filimka War kaaso kaga awood badan suuq walba iyo luuqad walba lagu daawanaayo luuqada hindi laakiin filimka Sye Raa Narasimha Reddy waxaa laga leeyahay dhanka iyo koonfurta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here