Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay maalintii shalay ahed goos gooska labaad ee Filimka Tanhaji kaaso xiiso usii yeelaya in dadka dhararaan daawashada mashruucan bilawga 2020 waana arin dhacdayba oo dad weyno badan ayaa ammaanen.

Sida goos gooska hore aan idjj kugu sharaxnayba, Ajay waxuu goos gooskan labaad kusoo bandhigay markale inuu yahay geesi dagaal yahan ah halka Saif muujiyay inuu yahay nin go’aan adag qiyaanana badan waxaa kaloo arkeynaa quruxda iyo wanaaga Kajol.

Tanhaji waa filim taariikhi ah iyo boqortooyo hore Ajay Devgn ayaa hogaamiye ka ah oo kujilaayo abaanduulaha ugu weyn boqortooyadaas halka Kajol xaaskiisa kujileyso sido kalena Saif waa nin doonaya dhukka boqortooyadan kufadhida inuh oa wareego waana nin xun.

Superstar Rajnikanth ayaa soo bandhigay shalay goos gooska filimkiisa Darbar oo la daawan doono mashruucan xili lamid ah marka Ajay filimkiisa tiyaatarada la saaraayo sidaa aawged saameey weyn ayuu yeeshtay goos gooskas shalay.

Hadaba Ajay ayaa diiday in laga saameyn bato waxuu asna durba soo bandhigay goos gooska labaaf ee mashruuciisa isagoo xasuusinaya daawadayaasha ineysan hilmaamin filimkiisa oo hadhoe Rajni mshruuciisa kaliya lagu yaacin.

Hoos ka daawo goos gooska labaad ee Tanhaji-The Unsung Warrior.Chat Conversation EndType a message…


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here