Jilaaga Akshey Kumar oo shalay bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanaayo ayaa wuxuu kaga hadlay arimo aad u badan oo noloshiisa quseeyaan iyo qaar kamid ah jilayaasha ay shaqo wadaaga soo noqden.

Akshey Kumar ayaa siweyn u amaanay atariishada ay filimka Good Newwz isla wadeen horayna dhowr filim uga soo wada shaqeeyeen ee Kareen Kapoor. .

Akshey oo Kareen ka hadlaayay ayaa yiri; “waxaan aqaanay tan iyo 9 jirkeedii agteeda la igama maro waan ilaaliyaa, waana jeclahay waayo walaasheed ayaan shaqo qurux badan soo qabanay, hadana Saif ayay u dhaxdaa oo saaxiib igu qaali ah marka Kareena inaan la shaqeeyo waan ku raaxeystaa”.

Waxaa xusid mudan in Akshey Kumar iyo Kareena Kapoor filimaan badan si wadajir u keeneen balse hal filim oo Hit dhameystiran noqday ma jiro balse wuxuu walaasheed la keenay filimo badan oo hirgaleen

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here