Ayushmann Khurrana Iyo Kooxdisa Filmka Badhaai Ho Oo Soo Gaba Gabeyeen Duubista Jadwalka Mumbai.

Jadwalka kowaad ee filmkaan Badhaai Ho ayaa si rasmi ah loo soo gaba gabeyay waxaana lagu duubayay magaalada Mumbai.

Director-ka filmkaan ee lagu magacaabo Amit Sharma ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in jadwalka kowaad ee filmkaan ay soo gaba gabeyeen isaga iyo kooxdisa sido kalena ay Delhi ka bilaawi doona duubista jadwalka labaad ee filmkaan taariikhda markee ku beegantahay 16 bishaan Febraayo.

Badhaai Ho waxaa hogaamiyaal ka ah Ayushmann Khurrana iyo Sanya Malhotra oo ah atirishadii kujirtay filmka Dangal waana markii ugu horeysay oo ay shaashada wadaagan xidigahan….