Waxaa waxyar kahor lasoo daayay goos gooska 1aad ee xalqada 29aad taxanaha Hercai kaasoo meel xiiso leh maraayay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo dhacdooyinka goos gooska lagu soo bandhigay;

-Goos gooska ayaa ka bilaabanaayo Reyyan oo dabkii ku dhex socoto misna raadineyso Azaad iyo iiliif oo ku qeylineyso magaca Azaad.

-Waxaa xiga Reyyan oo leh; Wll Azaad kor ayaan uga soo tagnay ma doonaayo inuu dhinto mana ahan inaan dhimashada uga tagto waa inaan laabanaa.

-Kadib Miran ayaa dib u laabanaayo misna Azaad soo badbaadinaayo xili Azaad uu u mahad celinaayo Miran balse Miran ayaa ugu jawaabayo qof reer Sadoglu mahad celin kama rabo.

-Kadib waxaa lagu tusinaa Nasuh oo leh markasta oo aan shey dhiso wuu igu soo dumaa kuguma filna miyaa intaad horay iiga qaadatay??

-Kadibna waxaa xiga Zahra oo taleefan kula hadleyso Caziiza misna leh; Caziiza Aslan Bey aniga waa Zahra weyna balansanee.

-Kadib markey kulmaan ayay Caziiza dhahee maxaad iigu wacday halkaan waxaad sheegeysid oo aad rabtid inaad igala hadasho sheeg.

-Waxaa xiga Zahra oo caziiza ku dhaheyso; ” dadka dhan wey ogaan doonaan in Miran yahay wiilka Hazar Sadoglul”.

-Caziiza markey hadalkaas maqasho indho taag ayaa kasoo haraayo.

-Kadibna waxaa xiga macalin Jibriil wiilkiisa oo Caziiza ku leh; “Waxaan salaan (fariin ayuu ula jeedaa) kaaga wadaa macalin jibriil ogowna in aadan xaqiiqda marnaba hub ku badali karin” waxaana hadalkaas maqlaayo Miran iyo Reyyan xili Miran wajigiisa laga dareemaayo shook weyn.

Goos goosku waa intaas wixii taxliil ah waa inoo bari insha.allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here