Baaghi 2 v Infinity War isku bar bar dhig lagu sameeyay maalinta kowaad gudaha Hindiya ganacsigooda

Avengers – Infinity War ayaa noqday maalinta kowaad filimka lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyo sanadkaan 2018 wuxuuna 6 Crore dheeraaday filimka Baaghi 2 oo rikoorkan sanadkaan heestay.

Avengers – Infinity War wuxuu Baaghi 2 siweyn ugu garaacay Koonfurta Hindiya oo uu ganacsi ahaan dheeraaday 5 Crore maalinta kowaad.

Avengers – Infinity War qaybta Af Hindiga lagu daawaday oo kaliya wuxuu keenay 12.75 Crore maalinta kowaad, halka luqada Tamil lagu daawaday uu keenay 2.50 Crore sidoo kalena luqada Telugu qaybta lagu daawaday 60 Lakh ayuu keenay laakiin ganacsiga ugu weyn qaybtiisa Af Ingiriiska ayuu ku keenay oo ah 15.50 Crore maalinta kowaad.

Avengers – Infinity War maalinta kowaad wuxuu keenay 31 Crore halka Baaghi 2 uu keenay 25 Crore maalinta kowaad, fadlan hoos kaga bogo is bar bar dhig rasmi ah labadaan filim gobol walbo ganacsiga ay ka sameeyeen sida shabakada BOI soo daabacday:

Mumbai

Avengers – Infinity War – 8.61 Crore

Baaghi 2 – 7.32 Crore

 

Delhi / UP 

Avengers – Infinity War – 5.96 Crore

Baaghi 2 – 5.29 Crore

 

East Punjab

Avengers – Infinity War – 2.70 Crore

Baaghi 2 – 2.28 Crore

 

Rajasthan

Avengers – Infinity War – 1.16 Crore

Baaghi 2 – 1.44 Crore

 

CP Berar 

Avengers – Infinity War – 98 Lakh

Baaghi 2 – 1.53 Crore

 

CI

Avengers – Infinity War – 78 Lakh

Baaghi 2 – 1.07 Crore

 

Nizam / Andhra

Avengers – Infinity War – 2.20 Crore

Baaghi 2 – 1.17 Crore

 

Mysore

Avengers – Infinity War – 2.48 Crore

Baaghi 2 – 95 Lakh

 

Tamil Nadu / Kerala 

Avengers – Infinity War – 3.88 Crore

Baaghi 2 – 48 Lakh

 

West Bengal 

Avengers – Infinity War – 1.30 Crore

Baaghi 2 – 1.10 Crore

 

Bihar

Avengers – Infinity War – 57 Lakh

Baaghi 2 – 1.24 Crore

 

Assam

Avengers – Infinity War – 36 Lakh

Baaghi 2 – 56 Lakh

 

Odisha 

Avengers – Infinity War – 35 Lakh

Baaghi 2 – 56 Lakh

 

TOTAL

Avengers – Infinity War: 31.33 Crore (Trade Figure)

Baaghi 2: 25 Crore (Trade Figure)