Filimka Baaghi 33 ayaa si weyn oga faaideystay feestadii Holi ee gudaha India ka jirtay waxuuna keenay talaado 13.50 Crore isagoo sare ukacay 50% marka lala bar bardhigo isniintii waana iskoor weyn in mashruucan halmar hawada galo isagoo quus laga joogay.

Sare ukaca uu shalay sameeyay kana faaidestay feestada Holi maanta oo arbaco ah siweyn ayee u caawin doontaa waayo meelo qaar wali fasax ayaa kusoo dambeeyo tani waxay cadeyn utahay daawadayaasha inee rabaan mashruucan balse CoronaVirus ka hor istaagayey uun.

Feestada Holi CoronaVirus waa celin waayey dadkana wey isku soo baxeen taaso kaliftay dadka inee u daawasho tagaan shalay galinkii dambe Baaghi 3 oo tiyaatarafa ayaa lagu yaacay shalay duhur ilaa xalay tiyaatarada ciriiri ayee ahaayen.

Balse shalay galinkii hore si hoose ayuu kusocday Baaghi 3 qoloda tiyaatarada iyo kuwa cajaladaha cid is dhaheysay majirto Baaghi 3 ayaa 13 Crore kabadan keeni doono waa arin cajiib ah.

Wadarta guud ganacsigiisa 75 Crore ayuu marayaa sido kale deg deg ayuu HIT ku noqonaa Filimkaan haddii ilaa jimcada uu isceliyo ganacsi fiicana sameeyo wax walbo jimcada ayaa lakaka ogaan doonaa haddii Baaghi 3 HIT udalacay iyo haddii kale xujadana waxay tahay arbaco ilaa jimco inuu isceliyo.

Inkastoo Jimcada Angrezi Medium tiyaatarada la saarato hadana lama tartami karo Baaghi 3 mana celin karo waayo suuqyada ugj waaweyn Tiger Filimkiisa ayaa heesto hoos kaga bogo Jimco ilaa talaado ganacsiga Baaghi 3:

Jimco-17.50 Crore

Sabti-15.50 Crore

Axad-19.75 Crore

Isniin-8.75 Crore

Talaado-13.50 Crore

Wadarta Guud-75 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here