Home » Nolosha Jilaayaasha » Baahubali Actor Prabhas ” Weligee Kuma Fikirin Inan Atoore Noqdo”

Baahubali Actor Prabhas ” Weligee Kuma Fikirin Inan Atoore Noqdo”

aktarka sameeyay filimka ay ku faanan dalka india oo dhan ee ah Baahubali ninka lagu magacaabo prabhas oo ka dib markii uu sameeyay labada qaybood ee filimka baahubali uu noqday mid yeeshta taagerayaal fara badan

iyadoo meel walba laga raadiyo xogtiisa aktarkan prabhas ayaa shaaciyay waxyaabo badan oo isaga ku saabsan waxaana ugu xiisaha badan ayaa ah marka uu sheegay inuusan weligiisa ku fakirin inuu noqdo

madaama uusan aamin-saneyn inuu wax ku jilo dad fara badan hortooda isagoo ahaa xilligaas wiil xishood badan oo dadka waxa ay ku tilmaamayeen mid caajislow ah ka dib aktarkan ayaa waxa uu markasta daawan jiray aflaamta u sameeyay adeerkiisa

ka dib waxa uu isku dayay inuu matalo qaabka uu adeerkiisa filimka u jilo midaaso ugu dambayn aktarkan ku dhiira-gelisay inuu soo istaago shaashada horteeda filim na sameeyo isagoo ugu dambayn gaaray darajada maanta uu Taagan yahay

dhanka shaqada aktarakan ayaa dhawaan waxa usoo bixi doona filimka lagu magacaabo saaho oo ay qayb kala yihiin aktarada kala ah shradha kapoor jackie shroff iyo neil nitin mukesh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *