
Kadib markii ay siwadajir ah u aadeen jaziirada Maldives, xidigaha Bollywoodka ee Ananya Panday iyo Ishaan Khatter ayaa dib ugu soo laabtay Mumbai. Iyagoo gacmaha is heesta
jilayaasha ayaa lagu arkay garoonka diyaaradaha. Waxaana kadhaxeeyo is faham aad usareeya ..gabarta chunky pandey wee kagudubtay tijaabada waxeena haatan heesataa mashaariic waaweyn
Dhanka shaqada, Ananya Panday iyo Ishaan Khatter waxay dhawaan wada jileen filimka agaasime Maqbool Khan ee ‘Khaali Peeli’. Ananya waxaa lagu arki doonee sido kale filmka ee wada jilayaan Siddhant Chaturvedi iyo Deepika Padukone oo ah film aanu wali uu magac ubixin agaasime Shakun Batra .