Guulwadaha Fanka india ee jilay filamada Baahubali 1 iyo 2, prabhas ayaa naqday atooraha loogu doon doonista badanyahy dhanka aflaamta.

Aktarka ayaa hada isku diyaarinaya filimkiisa xiga ee Hindi ah kaasoo Director uu kayahy Om Raut. ;

Filim sameeyaha Om Raut oo sameeyay filimka weyn ee Super Tan Tanjiji – The Unsung Warrior Ayaa kudhawaaqay Filmka Cusub ee Prabhas kaasoo magac ahaan loo bixiyay Adipurush

Adipurush Waxaa lagu daawan doonaa luqadaha kaladuwan ee hindia ….telugu hindi Tamil Malayalam iyo Kannada

Toddobaadyo yar kahor, waxaa la shaaciyey in Prabhas iyo Deepika Padukone ay iska kaashan doonaan mashruuca Pan-India ee uu hogaaminayo Nag Ashwin. Marka laga soo tago tan, jilaaga waxaa sidoo kale lagu arki doonaa filimka KK Radha Krishna Kumar, Radhe Shyam, oo ay jileyso Pooja Hegde oo ah haweeneyda hogaamisa. duubista filimka ayaa la joojiyay xaalada Convid19 Dartiis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here