Bandhiga Ravi Teja filmkiisa Krack! Iyo Soo dhaweynta uu lakulmay? Filmka shineemooyinka ayaa laga daawanayaa!

0
812

Ravi Teja iyo Shruti Haasan oo ah jilaayaal awood badan kuleh koonfurta india ayaa si weyn ugu furmay filmkooda krack iyadoo dadku saf ugu jiraan si ay u daawadaan mashruuca policeka uu layimid Ravi.

Filimka Telugu-ga ah ee Krack wuxuu sameeyay wixii milkiilayaasha tiyaatarada iyo kooxda filmka iskaleh ee sugayeen mudo dheer. Filimka Ravi Teja iyo Shruti Haasan ayaa daawadayaasha dib ugu soo celiyey Tiyaatarada waa weyn.

Krack wuxuu ku furmay 10-ka January Box Office-ka gaar ahaan shaashadaha Koonfurta Hindiya si waali ah iyadoo lagu arkay daawadayaal safka hore kaga jiray tiyaatarada si ay u daawadaan filimka.

Waxaa Director ka ah Gopichand Malineni, Filimkan waa madadaalo action lasocdo Superstar-ka Telugu Ravi Teja ayaa kumatalaya doorka booliiska. Mashruucaan ayaa shalay subaxii baaqday inladaawado sababo laxariira deyman lagulahaa filmka ugu dambeen galinkii dambe shalay ayaa lafasaxay filmkaan

Muuqaallo laga soo qaaday Hyderabad, Chennai, iyo qaybo waaweyn oo ka tirsan Karnataka ayaa muujiyay isu soo bax ballaaran oo dad ah kuwaasoo usocda hoolalka shineemooyink si ay udaawadaan filmka Krack.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here