Barnaamij Cusub: La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Padman maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Aqristayaasha qiimaha badan waxaan soo kordhinay barnaamij mada daalo ku dheehan sidoo kalena Jimco walbo hadii filim weyn tiyaatarada la saarayo aan fikrado iyo sadaal isku dhaafsan doono.

Sidaa darteed Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa tiyaatarada la saarayaa Jimcadaan (09 Feb 2018) waxaana jecleesanay inaan bilaawno barnaamij is dhex gal ah oo ku aadan sadaal ka bixinta filimkan halka uu hiigsan karo.

Hadaba shabakada Filimside shaqaalaheeda iyo aqristayaasha ayaa ku wada tartami doonaan sadaal ka bixinta filimada waa weyn ee tiyaatarada la saarayo maalinta 1-aad ganacsiga ay sameyn karaan, sedexda maalmood ugu horeyso, todobaadka kowaad iyo cimri ahaan filimka ganacsiga uu sameyn karo.

Xeerka Sadaalinta Ee Aan Ku Wada Tartameyno:

Sadaalinta 24-saac ayay ku xeen daaban tahay 7 Febraayo 2018 ilaa 8 Febraayo 2018 weliba 9:00 PM xiliga geeska Afrika ayay sadaasha ku egtahay.

Qofka halmar kaliya ayaa loo ogol yahay inuu sadaasha dhiibto, mar labaad kuma ceshan karo.

Anshaxa barnaamijka aan isla ilaalino kaliya waa mada daalo aan ku kala faa’iideesaneyno.

Qofka sadaashada dhiibanayo magaciisa iyo halka uu ku sugan yahay hanala wadaago.

Sadaasha Yaa Ku Guuleesan Karo:

Qofkii saxo dhamaan sadaashiisa ama qaybo ka mid ah saxo oo inta kale kaga sareeyo. Micnaha hadii qof sadaashiisa oo dhan sax wada noqoto isagaa guuleesanayo, hadii la waayo qof sadaashiisa wada saxo qofka qaar ka mid ah sadaashiisa saxay ee ugu badan ayaa guuleesanayo.

Sadaasha waa in tiro cayiman la sheego sida 12 Crore, 5 Crore ama 100 Crore, sadaal ma noqon karto inaad dhaho filimka 5 Crore ilaa 10 Crore inta u dhaxeyso ayuu maalintiisa kowaad keenayaa kaliya hal tiro dooro.

Sadaasha Shaqaalaha Filimside Filimka Padman Ka Dhiibteen:

Zakarie Abdi (Mogadishu):

Maalinta 1-aad: 13 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 48 Crore

Todobaadka kowaad: 71 Crore

Cimri ahaantiisa – 120 Crore

Aadan Muriidi (Sweden):

Maalinta 1-aad: 14 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 52 Crore

Todobaadka kowaad: 80 Crore

Cimri ahaantiisa – 119 Crore

Ali Aadan (Mogadishu): 

Maalinta 1-aad: 12 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 49 Crore

Todobaadka kowaad: 75 Crore

Cimri ahaantiisa – 125 Crore

F.G: Aqriste Sadaashaada Sidaan Oo Kale Noola Wadaag, Qaybta Comment-ga Hoose, Waad Mahad Santihiin

71 Comments

  1. malinta kowaad= 14 crore
    sadexda malmod e ugu horeeya= 54 crore
    todobadka kowad= 81 crore
    cimri ahantisa= 127 crore
    wa cabdulxakim muxamed o joga hargaysa

    • Sumaya fadlan sadaashaada dhameestir si aan u diiwaan galino waxaa ka harsan sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsiga uu sameyn karo iyo halka aad joogtid nala wadaag.

  2. Magaceyga waa abubakar said jooga dalka Sweden hadaan isku dayo filimka padman lacagaha uu keeni karo
    Maalinta 1aad 14.5 crore
    Sadexdiisa maalmood ugu horeeyo 51 crore
    Cimri ahaantiisa waxuu keeni doonaa 130 crore

    • Sorry waxbaan ka tagay
      Magaca abubakar said jooga dalka sweden
      Maalinata 1aad 14.5 crore
      Sadexdiisa maalmood 51 crore
      Isbuuca 1aad 81 crore
      Cimri ahaantiisa 130 crore

  3. Wa salaamantihin kuli abdullahi cilmi suisse saadasheyda 1 11.core sadaxdiisa malin ugu horeeso 55 kro totbadkisa 85 cimri ahaantisa 130 cro mahadsanidiin

  4. Asc magacaygu waa jabril oo jooga hamar jajab
    Hadan sadaaliyo waa
    Maalintiisa 1aad 13 corer
    Sedexdiisa maalin ugu horeesa 46 corer.
    Week 1aad 130 corer

    Mahadsanid

  5. Asc magacaygu waa jabril oo jooga hamar jajabHadan soo dhamaystiros waa
    Maalintiisa 1aad 13 corer
    Sedexdiisa maalin ugu horeesa 46 corer.
    Week 1aad 130 corer
    Cimri ahaantiisa 192 corer Mahadsanid

  6. Asad Mohamed Ahmed

    Maalinta 1-aad: 15 Crore

    Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 55 Crore

    Todobaadka kowaad: 90 Crore

    Cimri ahaantiisa – 150 Crore

  7. Aragtidayda maalinka kowaad 18 Crore. Saddexdiisa cisho ee ugu horraysa 46 Crore . Cimri ahaantii 109 Crore

  8. Jooga GAROWE

    malintiisa 1aad: 14 crore
    sadexdiisa maalin ee hore: 52 crore
    todobaadkisa 1aad: 90 crore
    Cimri aantisa: 145 crore

  9. malintisa kowaad 16 crore
    seddexisa malmood 53 crore
    tobadkisa kowaad 84 crore
    cimri ahantisa 119 crore
    IGA rali ahada marki hore todobadka kowaad ban ka tagay post i xisabiya

  10. Dhaman bahda filmside waan idin zalamay
    Magacaygu waa Mohammed aden hirsi
    Waxan ku nolahay Germany
    Sodashayda
    MaalinTa koobad 18 crore
    Sadexda maalmod ee ugu horaysa 79 crore
    Todobadkisa kobad 102 crore
    Cimri ahantiisa 166 crore
    Mahadsanidin

  11. Asc shaqalaha iyo inta web kan ku xiran
    malinta 1aad 18crore
    3da malin ee ugu horeso 48crore
    tabaadkisa 1aad 88crore
    cimri ahantisa 202crore
    wuxu ku biri donaa
    200clubs
    wa sidan qiyaasayo la’arki donee sidey wax noqdan
    99% aniga sixi dono sadaaasha
    adinkane Nasiib wacan

    Mahadsanidin

  12. maalinta 1aad 15 crore
    saddexda maalmood ugu horaYso 56 crore
    todobaadka 1aad 100 crore
    cimri ahaan tiisa 142 crore.

  13. magacaygu waa Yusuf ali
    waxan jooga Burco
    fikradeyda
    maalinta koowad 14 core
    3 sadexda maalin ee uhoraysa 58 core
    cimri ahaab tiisa 122 core

  14. magacaygu waa Yusuf ali
    waxan jooga Burco
    fikradeyda
    maalinta koowad 14 core
    3 sadexd maalin ee hore 58 core
    week 84 core
    cimri ahaan tisa. 122core

  15. Magacaygu waa Xasan Ali oo Joogo Addis Ababa …..malinta 1aad 14 crore..3da malmood ugu horaysa 50 crore …a week 82 crore …cimri ahaantiisana..132 crore

  16. Koshin MN.
    Ku noool Sweden
    Maaalinta kowaaaad qiyaaaaas ahaaaan 15cr
    3 maaalin ooo ugu horysa 54cr
    Week kowaaaad 78cr
    Cimri ahaaantiiisa 130cr
    Mahadsanidiiin

  17. dhamaan filimside waa idin salaamay magacegu waa hashim jooga south Africa qiyaasteda
    maalinta koowaad 12crore sadexda maalin uku horeeso 55 isbuuciisa koowaad 81 cimri ahaantiisa 111
    thnkz bahda filimside

  18. maalinta koowaad 16 crore
    3 maalmood ee u horeeya 49
    todobaadkiisa koowaad 87
    cimri ahaantiisa 129
    nasiib wacan akshey.
    waa cabdi axmed oo jooga burco.

  19. magacaygu waa abdi kaafi ahmed oo jogo mugdisho qiyastayda maalinta 1 aad 14 corre sadaxdisa maalmood ee ugu horayso 44 corre todobadka kowaad 75 corre cimrigisa 116 corre

  20. magacaygu waa abdi kaafi ahmed oo jogo mugdisho qiyastayda maalinta 1 aad 14 corre sadaxdisa maalmood ee ugu horayso 44 corre todobadka kowaad 75 corre cimrigisa 116 corre

  21. magacaygu waa abdi kaafi ahmed oo jogo mugdisho qiyastayda maalinta 1 aad 14 corre sadaxdisa maalmood ee ugu horayso 44 corre todobadka kowaad 75 corre cimrigisa 116 corre

  22. ismail Abdullahi oo jooga Berbera Maalinta 1aad 15-crore Sedexdiisa maalin ee ugu horeysa 51-crore Todobaadkiisa kowaad 74-crore cimri dhamaadkisana 129 crore Mahadsanidiin Filimside

  23. Waa Irshaad Aftin joogo (Kenya)
    Maalnta 1aad 15crore
    Sedexdiisa maalmood 80.5Crore
    Cimri ahaantiisa 137crore
    Mahadsanid Zakariye abdi aaad ayaan adiga kutaageeraa 😇😇😇😇

  24. magaceega wa abdullahi oo jooga holland hada sadaa sheda dhiibto wexe ila tahay
    maalinta koowad:17 core
    3 malmood ugu horeeyso:55
    week 1:111
    cimri ahaantisa:170

  25. waa AniGa Oo JooGa BaqDaaD

    Maalinta 1-aad: 14 Crore
    Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 49 CroreTodobaadka kowaad: 72 CroreCimri ahaantiisa – 122 Crore

  26. Magacaygu waa Junnaid Hassan Ali oo jooga Bosaso wxaan fikirkeyga ku dhiiban in padman uu soo xareen doono:
    Maalinta koowaad: 18 Crore
    Sadexda Maalmood: 63.75 Crore
    Tobaadka koowad: 91.5 Crore
    Cimri ahaantiisa: 137.23 Crore

  27. bahda filimside waa idin salaamay
    magacaygu waaa ismail oo jooga soomalia
    maaalinta kowaad: 17crore
    3maalmood ee uhoreeya: 59crore
    week1: 94crore
    cimri ahaantii :150crore

  28. Waan salamayaa bahda filimside iyo akhristayaasha sida fican uga hawlgalaya magacaygu waa guuleed (oo jooga hargaysa) hadii aanfikirkayga kadhiibto waa malinta (18 crore) sadexdiisa maalmod ee uguhoreeya (60 crore) isbuucisa ugu horeya 101 cimri ahaanti (203 crore)

  29. magacaygu waa Abdirashid jooga magaalada burco
    malinta 1, 17crore seddexda malmod 64crore Cimri haantiisana 150 crore

  30. Hadan isku DaYo
    Malinta kowaad 13.0 crore
    saddexda Malmood e uhoraysa 78.0 Crore
    Cimri ahantisa 150.0 crore
    waxan Joga Borama
    Name Axmett

  31. magacaygu waa clcasis
    malinta kopaad 15 ilaa 18
    sadexda maalmood ugu horeeya 40 ila 45
    wiiga koopad 70 ilaa 75
    cimri ahaantiis 130 ilaa 140

  32. wa A/naasir joga South Africa

    malinta kowad 12 crore

    sadax malmod ugu 45 crore

    todabaadka kowaad. 71.5 crore

    cimri ahaantisa 111 crore

  33. maalinta Koowaad 12 Crr Ayuu Keenaya
    3maalin Ugu Horeeso 48cror
    Isbuuci 85 cror
    cimri ahaantisa 135 Cror Ayuu Kenayaaa Brk

  34. Mahad Hassan Ali joogo ( Addis Ababa )
    Maalinta Koowaad – 11 Crore
    Sadex Maalmood Ee Ugu Horeeyso – 49 Crore
    Todobaadkiis Koowaad – 77 Crore
    Cimrihaantiisa 122 Crore

  35. maalinta koowaad 13.5crore
    sedexda maalin ugu horeysa 48crore
    isbuucisa kowad 70crore
    cimri ahaantiisa 123 crore

  36. maalinta 1aad… 12crore
    3maalmood…… 40crore
    todobad…….. 68crore
    cimrigiisa…….104crore

  37. Maaalinta 1aad:14core
    Saddexdiisa Maalin:51core
    Toddobaadak Ugu Hoerrya:76core
    Gebi ahaantiisa.125core.

  38. mohamed hassan oo jooga hargeisa
    maalinta kowad 12.7 crore
    sadexda malmod 48.7 crore
    week uhoreya 97.5 crore
    cimri ahaan 146 crore

Comments are closed.