Barnaamijka Weydiin iyo War Celin: Weydii Filimside su’aalaha aad qabtid

Kulanti wacan aqristayaasha qiimaha badan kuna soo dhawaada barnaamijka Weydiin iyo War Celin oo ay shabakada Filimside idinla wadaagto maal maha Axada iyo Khamiista.

Fadlan su’aalaha aad qabtid shabakada Filimside soo weydii waxaana jawaab celinta bilaabi doonaa 9:00 fiidnimo xiliga geeska Afrika hadii Alle idmo.

F.G: Aqristayaasha qiimaha badan waxaan ka codsan laheyn su’aalaha inay noqdaan kuwo asluubeesan kuna saleesan adeega aan qabano oo kaliya, sidoo kalena aqristo kaste waxaan ka codsan laheyn inuu hal su’aal nasoo weydiiyo oo uusan su’aalaha dhowr farqo u yeelin si ay aqristayaal badan ugu jawaab celino.

Waad Mahad Santihiin,

Wada Shaqeyn Wacan.

30 Comments

  1. Asc filimside sooma ladihi karo varun dhawan wuxuu ka awood badan yahay dhinaca boxofficeka ranbir kapoor iyo ranvir singh iyo waliba ajey aad umoodo inay kadhamaatay

  2. asc ,wxan idinka codsady akhbaarad ku saabsan filimka Hollywoodka ah ee the foreigner ee Jackie Chan berri baana la daawan ilaa haddana akhbaartiina ma hayo ee mxa dhcy …. mahadsanidiin

  3. Asc
    bahda filimside dhamaantiin wadmahadsan tihiin
    hadaan su aasheyda ugalo
    1.waxan idinka codsanayaa Taariikhnololeedka iyo awoodisa box office ka Tamilka ee Chiranjeevi

  4. Asc su,suaashydu wxy noqonysa srk filmka u cilinka ku jilayo qorshuhu ma la sii daaya 2018 december mise wa sandaka2018 dhexdisa hdi la si dayo december filmka race 3 ma y isku dhcyn mhdsnd

  5. Asc
    waxay su aasheydu tahay
    waxan arkey maqaal aad soodiyaarisen
    ookahadlaya atorayaasha 30kii sano ee
    ugu danbeeyey safka hore Bollywood ka
    kagajiray 20ka sano ee hore labada Srk
    ayaa hogaanka uhayey 10kan sano ee
    danbana kaalinta 3 ayuu ku jiray
    markaa Srk 1990_2010kii ma isagaa
    hogaanka ahaa Bollywood ka

  6. asc bahda filmside
    SLN kadib waxan idiin waydiinaa laadirkii
    ay soomalidu utaqaano kobra xaguu kabaxay ama taariiqdiisa nalawadaaga

  7. Markii hore filimada halsano ayaa shan ilaa afar filim sameynjiree atoorayaasha hadana halkii sano hal filim iyadoo ay isbadashay jiknoolojiyada maxaa sababy arintaan wall

  8. Asc Bahda Filimside…
    ….Taariikhda Alka Yagnik ma noo soo galin kartaan webka, inkastoo suashaan aan idinka waydiyey Facebook 7 may 2016

  9. asc:maxay tahay sababta filmaanta koonfur hindiya lacagaha ay keenaan laagu xusabiyaa dal iyo dibad lacagaha ay tusaale filmanta bollywoodka haddi suuqyada caalmka bloucbouster ka nqdaan oo haddana hindaya flop ka noqtaan isku mid ma ahan marka ifahansiiya farqika u dhexeeya bollywoodka iyo koonfur hindiya..

  10. Asc Akhyaarta Filimside
    SU’AAL:
    In Badan ayaan maqalnaa Tamil Iyo telugu cinema Labadan Shirkad Waxan Filaya inay Konfur india kasoo wada jeedan Balse Arinta aan iswaydinayo ayaa ah yaa leh erayga Tollywood mise labada shirkadba wuu kawada dhexeeya sidoo kale

    Su’aasha 2aad:

    Xagay Ku Dambaysay Natijada Filimka Duvvadajagandham ee Allu Arjun

    SU’AASHA 3AAD

    Hada Ka Hor maqaal aan ka akhriyay Filimside oonan wada xasuusan waxaa ka mid ahayd in Akshay Kumar uu Qaday hees uu ku leeyahay ma ihi Amitabh Bachcham mana ihi SRK ee waxan ahay Akshay Kumar Fadlan Heestas magaceeda Hala Iiso Gudbiyo

    {Waad Ku MahadsanTihin Shaqada aad Noohaysan Bahda Filimside]

  11. filimside salan ka dib filimkii qayamat se qayamat tak ma yhy filimka ugu jacaylka badan hindiya beri hore diwane dulhania le jayenge ayaa ku sheegteen maxay thy sababta ee uu filimada dheer yhy ileen ma jirto cadayn sax ah iyo codayn sax ah oo loo qaaday filimka hindiya ugu jacaylka badan.

  12. Ugaaskeena Su’aal Inaa Ku Weeydiiyo Kama Daalo Markaan Waxaan Ku Weeydiin Lahaa Magaca Filimkii Ugu Horeeyay Ee Bilaabo In Natiijo Loogu Yeero Sida Hada Filimada Naatijadooda Loo Sheego Iyo Darajooyinka Filimada Lagu Qiimeeyo Ka Bilaabo Disaster Ilaa Darajada Ugu Sareeysa Ee All Time Blockbuster Mid Walbo Filimkii Bilaabay Waana Ku Salaamay Bro Zaki

  13. Waxaad wax iiga sheegtan filimada kala ah fitoor iyo sanamre waa maxay xiriirka labadan filin ka dhaxeeya madama ay isku sheeko egyihiin aniga inaan wax ka ogaada rabaa iga so jwba filimside thnkz

  14. asc filim side waxan layabay suaalhore oo aantodaabkii hore idinsoo waydiiyey why iga soo jawabi weydeen ,indoorana waan ku xidhnaa wepka lafiihoran ahaye.
    aan dib idinku celiyo….
    1.suaashu waxa weeye actorka tollywoodka ee arjun ladheho tarikhdisa ,awooda uu fanka hindiya kaga jiro AMA AWOODISA TOLLYWOODKA een sow Tamil maaha Horta ,,filim Bollywood ahaan waanku daawaday uu dharmendar lawado iyo canjeex …lknse filimantisa waxan ugu jeclahay FILIMKA JAI HIND.
    THANKS iyo jawaab wacan.

  15. asc
    filmka don lafzon ki kahani
    ee ay wada jileen randeep hooda iyo kajool agarwal
    mxay noqotay natiijadiisu

  16. asc kadib
    malin dhawayd waxaad tiraahdeen srk iyo B BiG waa wiil iyo abihii dhanka fanka la ismana barbardhigi karo
    SU’AASHA
    aktiriinta Bollywood-ka sida ay u kala bilad hanasho badan yihiin nooc walba aytahay biladaas mid comedy mid filmfire awards mid national awards iyo waliba mid actor caawiye
    waa iga codsi
    inaad ifahantaaan u malayn bahda flimside
    waxaan ula jeedaa srk waxaa la dhahaa ama aytahay inuu hantay 274-bilad oo kle gadisan
    sidaas ookle marka xogtaas yaan u baahnahay ama u baahanahy please ii tixgali codsigaas
    THANKS BAHDA FLIMSIDE

  17. BOLLYWOOD-KA RUGCADAAYO FAR BADAN YAY LEEYIHIIN WAYNA KALA DARJO SAREEYAAN
    SIDAAS AY TAHAYNA WAA LA XUSHMEEYAA
    ZU AASHA
    RUGCADAYAASHA BOLLYWOODKA UGU MAQAAMKA SAREEYO DARAJADOODU AY ADAGTAHAY IN LAGAARO
    INTA BADAN AY TAHAY RIYO AY ADAGTAHAY IN LA RUMEEYO MAGCAYADOODA IYO SIDA AY U KALA DARAJO SAREEYAAN
    THANKS BAHDA FLIMSIDE

  18. asc filimside chiranjeev iyo balakrishna waxba kama yara amithab sidas ay tahay 20jir cml ayey dancega uciyaran waxba uma oga hrithik iskaba daaye 3sadaxda khans ntr allu arjun iyo ram charan kuwas kuma ciyar way dhameyeyn makadhihi karaan aktaradas waa wayn meel kaste ayey bolllywoodka kaga qatarsan yahiin

  19. Sln dhaman bahda filmside
    Suashayda . Hadii filmka aashiqui2 lagu sameeyay
    15 cror hadana soo xareeyay 78cror
    Hadaba side ayuu blockbuster ku noqday
    Oo uu all time blockbuster u noqonwaayay
    Ileen lacagtiisi 5 meel kabadan ayuu soo celiyay
    Arinta faahfahin iga siiya thnks

  20. asc magacaygu waa khadar basaldiid su’aal
    :-taxanaha hirgalay ee WRONG TURN intiisa qaybood lacagahay soo kala xareyen boxofice noo tibaax min qayb 1-7sxb

Comments are closed.