Home » Arimaha Bulshada » Barnaamijka Weydiin iyo War Celin: Weydii Filimside su’aalaha aad qabtid Oo U Qaas Ah Musaaracada Ama Wwe

Barnaamijka Weydiin iyo War Celin: Weydii Filimside su’aalaha aad qabtid Oo U Qaas Ah Musaaracada Ama Wwe

Kulanti wacan aqristayaasha qiimaha badan kunasoo dhawaada barnaamijka Weydiin iyo War Celin oo ay shabakada Filimside idinla wadaagto Iyadoo Barnaamijkan Markan Ku Saabsan Yahay Musaaracada Ama Wwe Oo Aan Ugu Tala galnay In  Aad Nasoo Weydiin Kartan Su’aal Walba Oo Maskaxdaada Ku Taagan Anaga U Taagan Inan Ka Haqabtirno Sida Ugu Wanaagsan.Fadlan su’aalaha aad qabtid shabakada Filimsidesoo weydii waxaana jawaab celinta bilaabi doonaa Berito 7:00 fiidnimo xiliga geeska Afrika hadii Alle idmo

F.G:Aqristayaasha qiimaha badan waxaan kacodsan laheyn su’aalaha inay noqdaan kuwo asluubeesan kuna saleesan adeega aan qabano oo kaliya, sidoo kalena aqristo kaste waxaan kacodsan laheyn inuu hal su’aal Ama Labo Su’aal nasoo weydiiyo oo uusan su’aalaha dhowr farqo u yeelin si ay aqristayaal badan ugu jawaab celino.

Waad Mahad Santihiin,

Wada Shaqeyn Wacan.

7 Responses to Barnaamijka Weydiin iyo War Celin: Weydii Filimside su’aalaha aad qabtid Oo U Qaas Ah Musaaracada Ama Wwe

  1. abdi kaafi

    July 8, 2018 at 4:52 pm

    asc filimside sxb jibriil waxaa igadhaxguxaysa oo aanrabaa in aan kuwaydiyo cayartaan musaricada (wwe) marunbaa sida loodhelayo mise waa wax iskaqiyaliyah sida filimada oo kale mahadsanid

  2. maxamed cumar

    July 8, 2018 at 5:09 pm

    szb sidaynu ognahayba roma waa ciyaar yahan dunida magac wayn ku leh sidaas oo ay tahy hadana waxaan aragnaa marka uu riingaha joogo inay shacabku ku qayliyaan sida inoo muuqata iyada oo ay qayladaasi tahy mid nacayb ah hadaba waxan raba sababaha kalifay in isagoo dunida dacaladeeda laga xiiseeyo hadana gudaha riingaha marka uu joogo aad loo neceb yahay

  3. Aadan qadar

    July 8, 2018 at 5:34 pm

    Waa kumu actorka ugu qatarsan akshinka hindiya sanadkan la joogo atoorasha south woxooda akshhin ma la dhihi karaa hhhhhhhhhhh wayoo kuli sidi banooni cml ayee wax u darbeenayaa hhhhhhhhhhhh

  4. Ciise

    July 8, 2018 at 6:07 pm

    Maxaa utagy big cass ciyaarah

  5. Cabdiwaduud yusuf

    July 8, 2018 at 6:16 pm

    Waxan ku weydiina musaaracada imise ciyaar ayay u kala baxda oo tartan magaciisa ah iyo goorta ay soo galaan tartamadaas isbuuca gudihiisa waan ogahay RAW waxay soo gashaa haben walbo oo isniin ah inta ii faa’idee
    MAHADSANiD filmside.net.❤💛💚💙💜

  6. Eng dacwi

    July 8, 2018 at 8:10 pm

    Dhaman waa idin salamaay bahada filimside
    Maxay tahay sobobta brock lesnar bandhig walba udhigan laayahay suunkisa

  7. azad caraale

    July 8, 2018 at 8:24 pm

    wll qli aj lee iyo cm punk maxay uga tageen shirkadda raw mana laga yaabaa inay ku zoo noqdaan ayaga iyo waliba therock
    mahadsanidin flimside