Barnaamijkii Turjumida Heesaha Hindiga Iyo Heeskii ‘Teri Meri, ‘Meri Teri’ Oo Turjuman (+Video) (Codsi Akhriste)

 

Kusoo dhowaada markale barnaamijkeeni turjumida heesaha. dalabaadka akhristayaashena aadbe usoo fara badanayaan marka sidaa darted codeynta dhanke u badataa ka howl bilaaweyna.

Sidoo kale waxaa xusid mudan dhamaan heesaha ay soo dalbadeen akhristayaashena inaa soo turjumi doono ha is dhihina codsigiina waalaga jiiftay ee jidka aye kusoo jiraan.

Akhriste heeska filimka Bodyguard akhriso oo ay ku luuqeyeen Rahat Fateh Ali Khan iyo Shreya Ghoshal.:

Miraha Koowaad:

Teri meri, meri teri prem kahani hai mushkil  do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Sheekadeena jaceyl waa mid dhib badanoo baaxad weyn, macquulna ma ahan in ereyo yar lagu soo koobo (sheekadeena jaceyl).

Ik ladka ik ladki yeh kahani  hai nayi, do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Tani waa sheeko cusub oo ka dhaxeyso wiil iyo gabar, macquulna ma ahan in sheekadaaas la soo koobo.

Miraha labaad:

Tumse dil jo lagaya toh jahaan maine paaya.

Markaan adiga ku jeclaaday waxaanba dareemay inaan dunida oo dhan helay.

Kabhi socha na tha yoon meelon door hoga saaya.

Hal maalin xitaa kumaan fikirin inaan hooskada weynaayo (inaan adiga kuweynaayo).

Kyun khuda tune mujhe aisa khwaab dikhaya jab haqeeqat mein ue toona tha.

Maxaad riyadan ookale iitustay (jaceylkan ookale iisiisay)? Taaso ay macquul tahay inaad iga burburiso(inaa jaceylkada waayo ay macquul tahay).

Ik dooje se hua juda jab ik dooje ke liye bane

Inkastoo aan kala fognahay hadana hal ayaan nahay gacaliye.

Teri meri, meri teri prem kahani hai mushkil  do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Sheekadeena jaceyl waa mid dhib badanoo baaxad weyn, macquulna ma ahan in ereyo yar lagu soo koobo (sheekadeena jaceyl).

Teri meri baaton ka har lamha sabse anjanaa, do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Wax walbo aan wadagnay xiliwalbo si farxade kudhamaden, farxadaaso aan lasoo koobi Karin.

Har ehsas mein tu hai har ik yad main teri afsana, do lafzon mein yeh bayaa na ho paye.

Dareemaheygo dhan ayaad ku saaqday xabibti xiliwalbana adigan ku xasusta, xasuustaso aan lasoo koobi Karin.

Miraha sadexaad:

Sara din beeti jaaye saari raat jagaye.

Maalinti oodhan wey gudubta balse habeenki maseexdo (dartada uso jeda habeenki oodhan).

Bas khayal tumhara lamha lamha tadpaye.

Wali waan kaa fikira wana ku xasuusta taaso xiliwalbo aan la dhibtoodo.

Yeh tadap keh rahi hai mit jaye faasle teri meri darmayaan hai jo saare.

Hilowga aan kuuqabo wuxuu raba in uu soo afjaro kala fogaanshaha inaga dhaxeysa (in aan iskuso dhowana rabaa).

Ik dooje se hua juda jab ik dooje ke liye bane

Inkastoo aan kala fognahay hadana hal ayaan nahay gacaliye (makala dheerin micnaha).

Teri meri baaton ka har lamha sabse anjanaa, do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Wax walbo aan wadagnay xiliwalbo si farxade kudhamaden, farxadaaso aan lasoo koobi Karin.

Har ehsas mein tu hai har ik yad main teri afsana, do lafzon mein yeh bayaa na ho paye.

Dareemaheygo dhan ayaad ku saaqday xabiibi xiliwalbana adigan ku xasusta, xasuustaso aan lasoo koobi Karin.

 

Teri meri, meri teri prem kahani hai mushkil  do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Sheekadeena jaceyl waa mid dhib badanoo baaxad weyn, taasoo aan la bayaamin Karin (sifiican loo sharxi Karin).

Ik ladka ik ladki yeh kahani  hai nayi, do lafzon mein yeh bayaan na ho paaye.

Tani waa sheeko cusub oo ka dhaxeyso wiil iyo gabar, macquulna ma ahan in sheekadaaas la soo koobo (waa sheeko dheer).

Dhamaad.

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeska Oo Muuqaal Ah:

Soo Codso Heesta Aad Dooneyso In Lagusoo Turjumo Si Aan Kuugu Soo Turjumno:

3 Comments

  1. Asc filinside wxn jeclaan lahaa in ley soo turjumo heesta ah SanaM Re ee balkit samraat iska leh filinkaaz

Comments are closed.