Home » Arimaha Bulshada » Becky Lynch Oo U Soo Baxday Money In The Bank Iyadoo Ka Guuleysatay Sonya Deville Iyo Mandy Rose

Becky Lynch Oo U Soo Baxday Money In The Bank Iyadoo Ka Guuleysatay Sonya Deville Iyo Mandy Rose


Ciyaarta Waxaa La Diiwan Galiyay Xilli Hore Iyadoo Samaysay general manager Paige, Lynch  Ayaa Kasbatay Kaalintayda the women’s Money in the Bank  Ka Dib Markii Rose Ay Is Dhiibtay Markii Becky Ay Ku Qabatay Dis-Arm-Her.

Waa Sheeko Soconaysa Waxa Ay Paige Tusayso Labada Gabdhood Ay Hogaamin Jirtay Groupka Absolution. Iyadoo Saaraysa Cadaadis Wayna La Yaaban Yihiin Waxa Saaxibtooda Hore Ay Ku Samaynayso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *