Waxaa jiraan hadalo xan ah oo Soomaalida dhexdeeda ku faafeen kuwaaso laga sameeyay jilayaasha hinidya ugu caansan qaar kamid ah hadaba hadaladaas qaar kamid ah ayaan soo aruurinay hal maqaal ayaana isugu keenay.

Waxaa macquul ah qaarkood inaad horey u maqashay qaar kalena hada kugi cusub yihiin balse waxaa hubaal ah dhamaan hadaladahan inee yihiin kuwa Soomaalida dhexdeeda uun ku faafeen qaarkood horey ayaanba idiin kula wadaagnay bal hoos kaga bogo:

1-Govinda waxaa dhalay Dharmendra lkn wuu inkiray.

2-Sanja Dutt ayaa dilay Divya Bhart

3-Kajol cunug ayaa kaga so dhacay inte jileysay Kabhi Khushi Kabhie Gham.

4-Mithun dhabarka ayuu ka jabay isagoo kalafooto sameynaayo ama samso gacmo-laay

5-Saalimsey ama Indho-caag xanaaqa Sunny Deol intuu arkay ayuu run u cabsaday goobta Filimka Ghayal lagu duubaayey ayuuna ka orday

6-Amitabh Bachchan (Cali-dheere) ayaa dalka Somaaliya imaaday xiligii dowladii Siyaad Barre.

7-Gabar Soomaali ah ayaa warqad jaceyl dhiigeeda ugu qortay jilaaga Jeetendra (Faaris) isagana kabtiisa ayuu baqshad usoo galiyay.

8-Filimkii Karan (1994) atoorihii kujiray waxaa dhalay Amjad Khan.

9-Michael Jackson ayaa ka codsaday Prabhudheva inuu filim jilista iyo ciyaaraha isaga fariisto si uusan maqaamka Michael u lumin.

10-Ajay Devgn waxaa loo diiday Karisma Kapoor balse Kajol ayaa dhahday aniga i guurso maadama Hindiga madow islanahay ku xumeyn ayeena u guursatay.

Intaan qodob midkee maqli jirtay yaraantaada maxaase kudarsan laheed..

9 COMMENTS

  1. waxas badankoda waan maqlay waxabad dib iigu celisay 2004 markan filimada hindiga aan so dawano ayaan waxaas ka sheekaysan jirnay kkkkk beeen aan meel lo dayin ayay ayd ciyaalnimo waxi laguu sheego waad iska qaadanaysaaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here