Home » Nolosha Jilaayaasha » Berito waxaa la wada dhowrayaa Karan Johar iyo Ranveer Singh waxa ay shaaca ka qaadi doonaan

Berito waxaa la wada dhowrayaa Karan Johar iyo Ranveer Singh waxa ay shaaca ka qaadi doonaan

Filim sameeyaha iyo soo saaraha awooda ku leh Bollywood-ka Karan Johar ayaa fiidkan abuuray hadal heyn xoogan asigoo kumamaan qof maskaxdooda calaamo su’aal uga tagay.

Karan Johar bartiisa Twitter-ka wuxuu kuso qoray “Berito Subax Aqbaary Weyn Ayaan Shaaca Kaga Qaadi Doonaa, Aniga Ahaan Aqbartaan Aadban Uga Helay Iyo Qofka Aan La Shaqeyn Doono!!! Bal Idinkana Ila Suga Ilaa Berito Waxa Aan Daaha Ka Rogi Doono…….”

Ranveer Singh isagana taageerayaashiisa ma jah wareerin wuxuu si toos ah u abaaray fariinta uu rabo inuu gudbiyo wuxuuna xidigaan yiri “Temper Remake Berito Ayaan Aragtidiisa Kowaad Idinla Wadaagi Doonaa, Wax Ka Xiiso Badan Ma Jirto La Shaqeynta Director Rohit Shetty”

Hadaba Aqriste labadaan Aqbaar Midee Siweyn Adiga Ugu Xiiso Qabtaa???

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *