bollywoodka waxaa soo maray aktaro fara badan oo caan ah kuwaaso walaalo iyagoo soo caan baxayn xiliyo kala duwan madaama ay aysan isku waqti ahayn waxaana qaarkood ay doorar muhiim ku lahaayeen aflaamta waxaana hore aan u aragnay aktaro ama atariishooyin is dhalay kuwaaso isku eg taasina waa mid aan lala yaabin madaama ay ka dhexeyso xariir qoys  waxaa maanta ku hayaa 6 aktaro kuwaaso ka tirsan shirkadda bollywoodka kuwaaso si weyn isugu eg

fadlan hoos ka daawo sawirada aktaradaas walaalaha ah

1.Bhumi Pednekar iyo Samiksha Pednekar

2. Ayushmann Khurrana iyo Aparshakti Khurrana

3. Danyal Zafar iyo Ali Zafar

4. Amrita Rao iyo Preetika Rao

5. Shakti Mohan iyo Mukti Mohan



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here