Big B, SRK, PeeCee. Deepika Iyo Xidigo Kale Oo Twitter-kooda Laga Jaray Shacbiyadooda Badan (+Sawiro)

Shirkada Twitter-ka ayaa bilaawday inee jafto ama nadiifiso dhamaan dadka sida anshax xumada ah u isticmaalan baraha bulshada waxayna sameesay inee ka joojiso isticmaalka Twitter-ka.

Sababto ah waxaa soo badatay mudadan dambe in dadkii goobta lagu aflagaadeyo sido kalena dadka caanka ah lagu ceebeysto ayadoo sawiro anshax xumo ah iyo khaladaadkaleba goobta lagu sameeyo.

Madaxda Twitter-ka waxay ku dhawaaqeen inee nadiifin doonaan dadka noocaas ah waxayna ka cuddur daarteen in hadii shacbiyad shaqsi ka lunto intii howshan lagu guda jiro maadama malaayin badan laga saari doono isticmaalka Twitterka.

Hadaba arinkaan waxay saameen balaaran ku yeelatay xidigaha Bollywoodka ee Twitter-ka ugu shacbiyada balaarnayen maadama shacbiyadooda is dhintay dad badan oo barahoodana ku xirnaayen ka lumen.

Fadlan halkaan hoose kaga bogo xidigaha Bollywodka iyo tirade shacbiyad ay waayeen:

Amitabh-Bachchan-Twittre

Shahrukh-Twittre

Priyanka

Salman-Khan

Aamir-Khan-Twitter

Deepika-Twitter

Hrithik-Roshan

Akshay-Kumar-Twitter

Sonam-Kapoor-Twitter

Shahid-Kapoor-Twitter

Karan-Johar-Twitter

Alia-Bhatt-Twitter