Amitabh Bachchan ayaa dhawaan kasoo bogsaday Coronavirus waxaana lafasaxay kadib labo todobaad oo lagu daweeyay isbitaalka Nanavati. Qoyska Aktarada ay ka mid yihiin Abhishek Bachchan, Aishwarya Rai Bachchan, iyo Aaradhya Bachchan ayaa iyagana lagahelay cudurka isla markiiba waxaa la dhigay isbitaalka.

In kasta oo Amitabh Bachchan la filayay inuu bilaabo duubitaanka (Kaun Banega Crorepati12) toddobaadyo kahor, ayaa baaqday waxyaabaha oo ujoigsadayna waxay ahayd in caafimaadkiisa la siiyo ahmiyada koowaad.

Amitabh ayaa dib u bilaabay jilitaanka xilli ciyaareedkii 12aad Taxanaha crorepati Jilaaga halyeeyga ah ayaa horay uduubay xayeysiimo . Isaga oo bartiisa Instagram-ka soo dhigay, in uu dib u bilaabay duubitaanja barnaamijyadan . Wuxuu qoray, “.. waxaa ku noqday shaqadi .. PPE .. KBC 12 .. waxaa bilaabay shaqadaan 2000 .. maanta sanadka 2020 .. 20 sano! oo xariir ah ayaa laleeyahy .. taasi waa nolosha oo dhan !! ”

Sida cad, qofna kama go’na inuu u shaqeeyo si joogta sida Amitabh Bachchan, oo aan waxba laharin si uu u soo bandhigo wax qabadkiisii ​​ugu fiicnaa markasta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here