Big Boss 14 waa udiyaar Salman khan ..waqtiga ladaawan doono oo lagu dhawaaqay?

0
529

Bigg Boss 14 waa mid ka mid ah barnaamijyada dhabta ah ee xaqiiqada laga daawado telefishanada Hindiya , waxuu leeyahay daawadayaal aad u tiro badan. Bandhigu wuxuu ku jiray hadalheynta dhowr bilood taageerayaashuna waxay si xiiso leh u sugayaan inay arkaan waxa kooxda diyaarineysa u hayaan iyaga markan.

Salman khan ayaa martigelin doona bandhiga iyadoo xayaysiisyada si dhaqsi ah ku faafayn waqti yar gudahood. Salman Khan’s Bigg Boss 14 waxuu si rasmi ah ubilaabi doonaa3-da October , bandhiggan dhabta ah ayaa dhammaan lagu wadaa inay soo bandhigaan kooxda qaybtooda tijaabada ah Oktoobar 3.

In kasta oo ay jiraan wax yar oo mala-awaal ah oo ku saabsan dadka caanka ah ee ka qaybgalaya bandhigga, haddana tilmaamaha cusub ayaa sii adkaaday. Mid ka mid ah xitaa wuxuu xusayaa in tartamayaashu aysan aheyn inay yeeshaan taariikh safar caalami ah sanadka 2020. Iyadoo 16 tartameyaal la soo xulay, magacyada ayaa la shaacin doonaa maalinta bandhiggu bilaabmayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here