Big News; Hazal Kaya, Cagatay Ulusoy iyo Farah Zeynab oo jaceyl sadax geesood ku loolami doono.

0
387

Waxaan idiin heynaa war weyn kaasoo aan xaqiiq ahaantiisa la hubin balse sida loo badinaayo misna saxaafada qoreyso uu xaqiiq noqon doono.

Jilayaasha lawada jecelyahay ee Cagatay Ulusoy, Hazal Kaya iyo Farah Zeynep ayaa lagu wadaa in taxane cusub lagu mideeyo kaasoo la filaayo in bilowga sanadka cusub lasii daayo.

Hazal iyo Cagatay horay ayay uga soo shaqeeyeen taxanaha guusha taariikhiga gaaray ee Fareha haatana markale ayay dib u midoobi doonaa waxaana markaan labadooda shaashada la qeybsan doonto atariishada lawada jecelyahay ee Farah Zeynep.

Warkaan haduu xaqiiqo noqdi taageerayaal badan oo jilayaashaan ayaa ku farxi doono xaqiiq ahaan.

Adiga sidee u aragtaa arinkaan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here