Bollywood Mr.Prefectionist shalay iyo maanta ma aheen xiliga uu shaaca ka qaaday inuu sameeyn doono Filimka lagu magacaabo Lal Singh Chaddha waxuuna dadka u shaaciyay 14 Maarso 2019 oo ku beegned sanad guuradiisa dhalasho.

Xidigaan baraha bulshada ayuu soo dhigay muuqaal Video ah oo ku shaacinaayo xog kusaabsan Filimkaan tusaale muuqaalkaas waxuu ku sheegay inuu sameeyn doono Filimkaan, Music-diisa uu tumi doono Pritam halka leexanka Amitabh Bachchan lahaan doono.

Waxaana Director ka noqon doono ayuu yiri Advait Chandan kaaso horey Secret Superstar Director oga noqday sido kale Aamir dhankiisa ayuu ka qarash gareyn doonaa mashruucan waxaana la daawan doonaa ciida masiixiga ee December 2020 sida uu Superstar-kan sheegay 7 bil kahor.

Wararka ayaa sheegayaan in Bollywood King Khan uu qeyb ka yahay mashruucan xiisaha leh waxaana xusid mudan in isaga iyo Aamir Khan shaashada wadaagi doonaan waana war xiiso leh marba hadii la arko doono Aamir iyo SRK oo shaashada kasoo wada muuqanayaan.

Aamir ayaa u diyaariyay saaxiibkiis SRK door muuqaal marti ah balse la fidiyay xoogaa wuuna aqbalay King Khan codsigaas si dhaqsi ah waxaana hada laga shaki qabaa inuu filimkaan dhinaciisa ka qarash gareeyo oo shirkadiida ay soo saarto waa hade iski waafaqaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here