Amir khan waa mid mar walba inooga yaabiya doorarka aflaamtiisa uu ku muujiyo taaso dadka marka hore inta aysan daawan filimka xiiso gelisa  taaso si weyn loo hadal haayo

sida muuqaalada kala duwaana ee cajiibka ahaa ee aan ku aragnay aflaamta sida pk (2014) Filimka Ghajini  (2008) Iyo muuqaalka cajiibka ahaa ee filimkiisa dangal sida uu miisaanka badan isugu yeelaya haddane uu isakaga dajiyay

waana mid uu ku caan baxay laguna yaqaan hadda waxa uu la yimid muuqaal kale oo cajiib ah filimkiisa Thug of hindustani isagoo doorkiisa filimkan loogu yeeraayo magaca Firangi Malla kaaso ah muuqaal xilli hore ah oo qarnigii 18aad 

Amir khan muuqaalka doorka firangi waa mid marka hore uu yahay mid daba dhilif ama caado qaate ah oo calooshiisa u shaqayste waxa uuna muuqaalkaas loo ekeesiiyay sida uu yahay kaaso loo yaqaano Dark character muuqaalkiisa waa mid nin xun ah

laakiin waxa la yaab ah Amir khan looguma adeegsan in muuqaalkaas loo yeelo make up qaali ah Amir khan waa aktar maskax Badan aktarkan ayaa adeegsaday cosmetics ka hooyadiisa Zeenat Hussein sida indho-kuusha iyo make-up ka isagoo diiday in loo dalbo ama uu isticmaalo kuwa qaali ah filimkan

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here