Home » Nolosha Jilaayaasha » Bobby Deol Waa Yimid Iyo Sawiro Laga Soo Bandhigay Isagoo Doonaya Jimcadan Inuu Xarageeyo (+Sawiro)

Bobby Deol Waa Yimid Iyo Sawiro Laga Soo Bandhigay Isagoo Doonaya Jimcadan Inuu Xarageeyo (+Sawiro)

Xidigii 90-kii ilaa bilawgii qarnigaan awooda fanka kulahaa waa soo laba kacleeyay isagoo jimcadan la imaan doono filmkiisa uu dib ugu soo laabanayo Race 3.

Bobby jir dhiskiisa oo uu badsaday iyo mashaariix xiiso leh oo uu saxiixday iyo xarakaad heer sare ah oo uu la yimid waxay ka caawineysaa inuu dib u helaayao shacbiyadiisi horey oga luntaay.

Waxuu saxiixday jilaagan filmo waa weyn sida Houseful 4 iyo Yamla Pagla Deewana 3 ayadoo Race 3 jimcadan loo saari doono tiyaatarada, hadab waxaa laga soo bandhigay sawiro u gaar ah sida u jirka u dhistay misane mudadii dambe xarago heer sare ah xiliyo kala duwan fagaaraha kaga soo muuqday labis wacan.

Halkaan hoose ka daawo Bobby Deol oo diyaarsan iyo sawirada maanta laga soo bandhigay inkastoo marhore laga qabtay sawiradan ama bilooyin kahor….

Bobby-Deol (2)

Bobby-Deol-(8)

Bobby-Deol-2

bobby-deol-(7)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *