fasalka 83 ee agaasimaha uu kaayahy atul sabharwal wuxuu kubiiray aflaamta lagadaawanayo dhawaan shirkada Netflix.

Boby deoal ayaa lagu arki doonaa Netflix Tani waxay siisay kalsooni ah inuu ku jilo jilaha doorka hogaaminta ee Dean Vijay Singh filimka Netflixka loosaari doono dhawaan.

Soosaarayaasha filmka Boby Red Chillies Entertainment wuxuu calaamad u yahay bilawga dijitaalka ah ee Bobby. Ciidamada Boliska Mumbai. Waxaa la aasaasay 1980kii,

Boby ayaa jilaya ‘Vijay Singh’, kaasoo lagu ciqaabayo dhaleeceeno kaladuwan oo kusaabsan tababarka akadeemiyadda booliiska. Isaga iyo fasaladiisa, wuxuu tababarayaa koox qarsoodi ah oo saraakiil booliis dhalinyaro ah si ay u laayaan xubnaha Burcadka ah kuwaas oo sida muuqata khatar ku ah Bombay

Sidookale xidigaha waxaa kamid ah Anup Soni, Joy Sengupta iyo Vishwajeet Pradhan, oo ay wehliyaan kuwa cusub ee Bhupendra Jadawat, Hitesh Bhojraj, Sameer Paranjape, Ninad Mahajani iyo Prithvik Pratap,

fasalka 83 Boby waxuu uyahay mid kusii xajin karra Kasoo muuqashada shaashada tan iyo markuu dib usoo laabtay Super starkaana waxuu kamid ahaa Atoorayaashi loogu jeclaa dhamaadki 90maadki iyo bilaawgi qarnigaan cusub…Diwali 2020 ayaa ladaawan doonaa Filmka Boby

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here