BOI oo 10kaan filim ee sanadkii hore la daawaday si rasmi u sheegtay in darajada Hit dhameystiran noqdeen.

0
1054

Shabakada Box Office India ayaa Update ku sameysay filimadii sanadkii hore la daawaday waxaana idinla wadaagnay sagaalka filim ee ugu waaweynaa kuwaasoo kala noqdeen;

Super Blockbuster; 1 Filim.

Blockbuster; 2 filim.

Super Hit; 6 filim. (Si xogta filimadaan u ogaato maqaaladii hore dib u daalaco).

Haatana waxaan idinla wadaagi doonaa 10 filim oo darajada Hit dhameystiran noqdeen taasoo ka dhigeyso wadarta guud in Bollywoodka sanadkii hore sameeyeen 19 filim oo Hit dhameystiran noqdeen.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo 10ka filim ee Hitka noqdeen sidey u kala weynyihiin iyo midkasta saamiga lacagaha laga helay;

  1. Saaho (Hindi) – (77 crore)
  2. Total Dhamaal (75 crore)
  3. Kesari (74 crore)
  4. Super 30 (70 crore)
  5. Gully Boy (66 crore)
  6. Batla House (41.75 crore)
  7. Luka Chuppi (41.50 crore)
  8. Badla – (39.50 crore)
  9. Pati Patni Aur Woh (37 crore)
  10. Article 15 (28.50 crore).

Waxaa xusid mudan in filimka Saaho uusan Bollywood aheyn balse qeybta af Hindiga lagu daawaday ayaan kasoo qaadanay taasoo Hit dhameystiran noqotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here