Bollywood Action Hero Sunn Deol Iyo Filmkiisa Zor Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Super Star Sunny Deol waxaa maanta oo kale u soo baxay filmkiisa Zor kaaso film Action ah oo ay la hogaamisay atirishada Sushmita Sen.

Maanta oo kale 13 Febraayo sanadkii 1998 ayaa la daawaday filimka Zor oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Sangeeth Sivan

Tiyaatarada laga daawaday: 245

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 98 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  2.77 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.85 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 10.56 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 93.30 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 18.21crore

Tirada tikit u goosatay –  9-malyan 702,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka  heleen – 5.85 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.5/10