Booliska magaalada Mumbai ayaa si adag markaan oga hadleen kiiska Sushant ee ilaa hada dhinac u dhici la’ waxaana geeridiisa laga joogaa labo isbuuc ilaa hadana sababtu u geeriyooday wali lama haayo iyo cida ku kaliftay.

Mudo labo isbuuc ah iyo kiiskan dhowrja waji uu yeeshtay iyo hader meesha uu joogo hoos kaga bogo:

Wajiga kowaad: maalintii geeridiisa la sheegay waxaa la dhahay wuu is dilay todobaadkii kowaad oodhana sidaas ayaa la aaminsanaa inuu isaga is dilay waxaana sidaas ku dhawaaqeyn booliska xili is dilkiisa inee sabab u ahaayen looga dhigay shaqsiyaad Bollywood katirsan.

2-Todobaadkii labaad sheeka cusuba soo baxday oo ah Sushant isma diline waa la dilay hab shirqooleysan ayaana loo dilay xariga farihiisa waa laga waayey iyo sheekooyin taxane ah ayaa soo baxeen balse wax cad oo gacanta lagu dhigay majirin kaliyana sheekadaas waxaa soo saareen saxaafada iyo shacabka Hindiya oo ilaa hadana sidaas aaminsan.

3-Mudo labo todobaad kadib Booliska oo waji seddexaad kiiska u yeeleen: Kadib markee arkeen dadkii inee ku celceliyeen Sushant waa la dilay Booliska ayaa markale ku noqdeen baaritaan dheer waxayna ku dhawaaqeyn in wararka waa la dilay ah uu been yahay Sushant na isaga is dilay waxayna dhaheen ayagoi hadlayaan shalay ilaa daraad ayeena warkaan soo saaren.

“Waxaan wareysanay 27-qof oo Sushant xiriir ka dhaxeeyay isuguna jiraan qaraabo, shaqaale ilaa saaxiibadiis waxaa jiraan warar xan ah oi sheegaya in Sushant la dilay balse waa wax kama jiraan Sushant isaga ayaa is dilay waxuuna adeegsaday ama iskj dilay dharkiisa oo uu xarig ahaan ka dhigtay waxaana dharkaas udirnay sheybaarka si loo hubiyo in miisaanka jirka Sushant dharkaas celin karaan ayna yihiin kuwa la isku dili karo.”

Sido kale Booliska waxay sheegen in Sushant markii hore iskudayey inuu isku dilo shukumaana ama bijaahama qubeyska kadib ka xirto ee xariga suunka ookale leh oo dhexda lagu xirto waayo guriga marke soi galeen ayee arkeen geedkaas oo labo ukala go’an dhulkana yaalo iyo armaajadiisa labiska oo furan dhar badana oo feereysana meesha kujireen xariga uu isku daldalayna waa dharkiisa oo uu isku taxay xarig ahaan sida booliska sheegen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here