Nora Fatehi wa atiriisho udhalatay dalka Canada kuna soo barbaartay balse kasoo muuqatay aflaam badan India ah sida Bollywood iyo koonfurba waana atiriisho misane Model ah laakiin ku dheereysa Dance-ga xudunta oo ay aad ugu fiicantahay.

Heeska Dilbar oo dib loo sameeyay ayee Bollywoodka kuqabsatay Nora waxayna noqotay atiriishada kowaad ee loogu jecelyahay kuwa Dance-ga xudunta sameeya (Item Belly Dance Songs).

Waa 27 wiilal badan oo caalamka ku noolna indhaha ay ku hayaan haderna nolosha kali ayee kutahay maadama xiriir iyo jaceyl odhan ay ka niyad jabsantahay waxayna diirada saartaa shaqadeeda oo kaliya.

Waxay xiriir la laheed Angad Bedi oo ah atoore caan ah kaaso hader guursaday atiriishada Neha Dhupia waxuuna meel cidlo kaga tagay Nora Fatehi oo aad u jecleed inkastoo Nora ay ka niyad jabtay hadana ad-adeeg ayee muujisay waxayna iska dhigtay qof aan waligeed la kulmin Angad Bedi.

Hadaba waxaan idiin heynaa qaar kamid ah sawirada ugu shidan Nora Fatehi atiriisho laga daba dhacay bal halkaan hoose ka daawo reer Bollywood waxay dhaheen waa boqorada Dance-ga xudunta..



nora fatehi hot, nora fatehi photo, nora fatehi wallpaper, nora fatehi, actress, beautiful, beauty, bollywood, celebrity, cute face girl, indian model, nora fatehi twitter, nora fatehi instagram, nora fatehi bikini

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here