Home » Nolosha Jilaayaasha » Boqorka Jaceylka (SRK) Oo Kulan La Qaatay Boqorka Murugada (Dilip Kumar)

Boqorka Jaceylka (SRK) Oo Kulan La Qaatay Boqorka Murugada (Dilip Kumar)

Sanadkii hore bartamahiisa waxaa dhacday in Boqorka Bollywoodka Shah Rukh Khan uu si kadis ah kusoo booqdo shaqsiga uu waligiis taageraha u ahaa ee Super Star Dilip Kumar kaaso xiligaas Hospital kujiray.

Sawiradii laga soo bandhigay internet-ka aye ku faafen mudo  ayaana la wad waday ayadoo la lahaa “Boqorkii jaceylkayaaa booqday Boqorkii murugada”

Hadaba SRK oo taagero iyo xushmad weyn u hayo Dilip Kumar ayaa markale shalay booqday waxuuna ugu tagay gurigiisa Dilip xaaladiisa sidii hore wey ka fiicantahay haatana wu soo kabanaya inkastoo cimrigiisa uu ka tan baday haatana 100 sano kusoo dhowyahay.

Dilip Kumar waa atoore maqaam sare ka gaaray fanka hindiya sido kalen dadka hindida ah waxay wada ogyihiin sida waalida ah ee uu SRK u jecelyahay Dilip Kumar sido kale Dilip isaga xitaa waa jecelyahay SRK maadama yaraantisa uu cayaarsiin jiray waxaana xusid mudan in Dilip Kumar iyo SRK aabihiisa ay saaxiibo qaali ah wada ahaayen….

2 Responses to Boqorka Jaceylka (SRK) Oo Kulan La Qaatay Boqorka Murugada (Dilip Kumar)

  1. alfanaan #BZK Reply

    February 13, 2018 at 7:08 pm

    filimside wa marki labad en idin waydiyo waxan idinka codsanaya isbarbardhig inad ku samaysan aamir khan labadisa film dangal iyo secret superstar mid walba inta ay ku qadatay 100 million inu so xareeyo iyo labada filim midka halkas ku xoogan o ay dawadayasha so dhaweyen mida kale ma idinla tahay in filimka ss u gari karo iskoorki filimka dangal amaba u jabin karo fadlan wa codsi iga so jawaba filimside igana dhargiya si fahfahsan ali adan fadlan
    wa cabdulxakim moxamed oo jawab idinka sugaya

    • Zakarie Abdi Reply

      February 13, 2018 at 8:37 pm

      Waan kuu jawaabna ee dhibka jiro ayaa ah dib uma eegtid halka aad wax nagu soo weydiisay.
      Ma heli karno xog la isku bar bar dhigaayo Dangal iyo Secter Superstar.
      Labada filim isku mid ma ahan mid $100M ayuu gaaray hadii ay u badatana $125M ma dhaafi doono laakiin Dangal waa filim oo $192m China kasoo xareeyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *