Inaba caadi ma ahan sida Deepika loogu ammaanay bandhiga taariikhiga ah ee ay shaashada kusoo bandhigtay Bollywood, Taageerayaal ilaa daawadayaasha kale waa la isku raacau iney doorkan u cadaalad fashay.

Deepika waxay shaashada kujilee gabar nolol dhex dhexaad ah kunool oo nin wajiga aashito kaga shubaayo kadib markii ay ka diiday danihiisa gaarka ah iyo arimo jaceyl uu usoo bandhigtay.

Gabadhii quruxda badneed ee nolosha mustaqbal fiican kalaheed waxbarashana kudhex jirtay halmar ayee galee nolol mugdi ah maadama wajigeeda gubtay foolxumana noqday dhaqtar walbana wax uu ka qaban waayey, Deepika nolosha ayaa usoo ureyso waxaase gabar siinayaan qoyskeeda iyo saaxiibked (Vikrant Massey) kadih ad adkaan iyo karti ayee muujine ilaa nolosha guul ay ka gaareyso waxbarashadeedana dhameestiraneyso.

Chhapaak trailer: Fans claim Deepika Padukone will take the National Award 2020 for the film

Waa laga falceliyay Bollywood laga soo bilaawo dhamaan dadkii oodhana Deepika wey ammaanan hader shicibka Hindiya waxay ku doodayaan in Deepika 2020 la gudoonsiiyo abaal marinta jilaa walba ku riyoodo ee National Award waana waajib ayee dadk leeyihiin in Deepika la gudoonsiiyo abaal marintaas.

Waxaa macquul ah in Deepika lasiiyo abaal marinta National Filim Award qeybta atiriishada ugu wanaagsan halka Chhapaak Filimka ugu wanaagsan la siin doono xili hore ayaaba loo sii saadaaliyay aan aragno hadii Deepuu biladaan ku guuleysato si ay kaga sare marto atiriishooyinkii la xifaaltami jireen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here