Brock Lesnar Oo Aan Kasoo Muuqan Doonin Money In The Bank


Sida Wararka Ay Sheegayaan In Brock Lesnar Uusan Kasoo Muuqan Doonin Bandhiga Dhici Doona Bisha Soo Aadan Ee Money In The Bank.Iyadoo Labada Nin Uu Soo Lasoo Xifaaltamayay bilihii Lasoo Gudbay Ee Roman Reings Iyo Braun Strowman

Ay Ciyaaro Kale Ciyaari doonan Iyadoo Braun strowman uu ka Mid Yahay Raga Ciyaari doona Money in the banka ladder match sidoo Kale Roman uu La ciyaari doona Jinder Mahal.

Sidoo Kale Seth Rollins Ayaa Buuxiyay Maqnaanshaha brock Lesnar isagoo Labo Usbuuc Isku Xigta Difaacday Suunkiisa Intercontinental championship