Home » Arimaha Bulshada » Brock Lesnar Oo La Ciyaari Doona Daniel  Cormier Suunka UFC Light Heavyweight Champion

Brock Lesnar Oo La Ciyaari Doona Daniel  Cormier Suunka UFC Light Heavyweight Champion


UFC Light Heavyweight Champion Cormier Ayaa Ah Shaqsi Haysta Labo Division Suumankooda Ka Dib Markuu Ciyaarta Wareega Kowaada Kaliya Kaga Badiyay Stipe Miocic Isagoo Noqday  Undisputed UFC Heavyweight Champion of the World Ka

Dib Dabaal-Dagiisa Ayuu Wuxuu Balansaday Wwe Universal Championship Brock Lesnar Isagoo Ku jira Shabaqa Uu Ku Ciyaarayay Ayuu Brock U Wacay Oo Daawanayay Ciyaarta Laakiin Brock Lesnar Ayaa Soo Galay Shabaqa Isagoo Wajiga-Wajiga U Saaray 

Ka Dibna Kala Tuuray Cormier Ka Dib Lagu Dhawaaqay In Cormier Suunka U Ka Difaacan Doono Brock Lesnar Undisputed UFC Heavyweight Champion of the World

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *