Broun strowman iyo Nicholas oo iska tanasulay suunka wwe tag team championship

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Iyagoo la kulmaya Raw general manager ka kurt angle isagoo u dhiibaya suumanka dhahaya nicholas hada wuu yar yahay laakiin markuu dhameysto school ka ayuu soo laabanayaa ka dib na aan markale hantino suunka.

Nicholas ayaa wuxuu sheegaya hadalo dhiiri gelin isagoo dhahaya waxan soo laabanaya Sida anigoo ah Broun.

Kurt angle waxa uu bilaabay tartan loogu tartamayo suunka tag team championship iyadoo xalay ay soo baxey matt hardy iyo bray wyatt sidoo kale the revival way Soo baxeyn iyo the bar waxaanna cajiib ah in team ka soo dalaceyn qayb Nxt ee authors of pain oo xalay badiyay hada waa semi final wxaana ay ciyaari doonan usbuuca soo aadan insha Allah.

W/D: Jabril Abdikadir Farah