Burak Deniz oo soomaalida u taqaano Murat ma wuxuu ku biiray taxanaha Hercai xili sawiro laga soo bandhigay asigoo ku sugan goobta taxanaha lagu duubayo.

0
3248

Jilaaga caanka ah ee Burak Denz ayaa booqasho ku tagay goobta ay ka socoto duubista taxanaha Hercai wuxuuna kulamo la qaatay qaar kamid ah jilayaasha taxanaha iyo soo saarahaba.

Jilaagii taxanaha Ask Laftan Anlamaz ayaa sawiro laga soo bandhigay asigoo ku sugan goobta ay ka socoto duubista taxanaha Hercai mana la oga ilaa iyo haatan sababta uu halkaas u tagay hadii booqasho caadi aheyd iyo hadii mid shaqo aheydba.

Jilayaasha uu la kulmay misna sawiro la galay ayaa waxaa kamid ah atariishada taxanaha ee Ebru Sahin.

Hadaba akhristow adiga sidee u aragtaa in Burak Deniz taxanahaan lagu soo daro?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here