Home » Box Office » Bye Bye Bajrangi Bhaijaan: Tiger Zinda Hai oo noqday Salman filimkiisa lacagha ugu badan soo xareeyo ebid

Bye Bye Bajrangi Bhaijaan: Tiger Zinda Hai oo noqday Salman filimkiisa lacagha ugu badan soo xareeyo ebid

Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi aad u weyn sameeyay todobaadkiisa sedexaad wuxuuna keenay 27 Crore asigoo haatan mudo 21-cisho ah soo xareeyay 318.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday.

Tiger Zinda Hai haatan wuxuu si rasmi ah u noqday Mega Star Salman filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyey ebid waa lacagta nadiifka ah ama canshuurta kadib.

Balse waxaa xusid mudan in TZH uusan noqonin weli Salman Khan filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay canshuurta ka hor waxaana ugu wacan nidaamka canshuuraadka aflaanta Hindiya oo wax laga badalay.

TZH lacagta guu canshuurta ka hor uu keenay waa 403.70 crore waxaana ka badan Bajrangi Bhaijaan (422 crore) iyo Sultan (414 crore) lacagaha ay soo xareeyeen canshuurta ka hor.

TZH todobaadkiisa afaraad markale inuu ganacsi adag sameeyo ayaa la rajeynaa inkastoo filimo cusub tiyaatarada la qeebsan doonaan.

Fadlan hoos kaga bogo mudo sedex todobaad ah TZH lacagaha uu gudaha Hindiya kasoo xareeyay:

Todobaadka Kowaad: 206.4 Crore (Rasmi)

Todobaadka Labaad: 85.41 Crore (Rasmi)

Jimcihiisa Sedexaad: 3.75 Crore (Qiyaas Ahaan)

Sabti Sedexaad – 5.50 Crore (Qiyaas ahaan)

Axad sedexaad – 8.25 Crore (Qiyaasta ahaan)

Isniin Sedexaad- 2.75 Crore (Qiyaas ahaan)

Talaado Sedexaad – 2.50 Crore (Qiyaas ahaan)

Arbaco Sedexaad – 2.25 Crore (Qiyaas ahaan)

Khamiis Sedexaad – 2.10 Crore (Qiyaas ahaan)

Todobaadka sedexaad – 27.10 Crore (Qiyaas ahaan)

Wadarta Guud: 318.55 Crore (Trade Figure) (Qiyaasta ahaan)

5 Responses to Bye Bye Bajrangi Bhaijaan: Tiger Zinda Hai oo noqday Salman filimkiisa lacagha ugu badan soo xareeyo ebid

  1. Koshin

    January 12, 2018 at 11:03 am

    Saaan ma all BB lagu noqonaa
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Fasaxa ugu waynaa xitaaa ma caaaawin Kari waaayey 😂😂😂😂😂😂😂😂
    Awoooda Salman Khan wuxu Ku keeenaayaaa 200cr action wacan oo filmka Ku jira & heesaha shidan & sheeekada
    Filimka iyadana 200 ilaa 250 & fasax Ku filan uu heeesto qiyaaaas ahaaan saaas wuxuu Ku keeenayaa
    400 ilaaa 450cr darajo kastana isaga bilaaabaaya saaaan miyeeey dhashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  2. rudwaandxt

    January 12, 2018 at 12:09 pm

    walal ma ALL THE TIME ayuu noqday

    • Zakarie Abdi

      January 12, 2018 at 12:23 pm

      Walaal waxay ku xiran tahay sida uu iskorada gobolada Hindiya ula wareego ilaa 50% ka badan hadii uu la wareego markas ayuu ATB noqon karaa weli shaqo aya u harsan.

  3. Cabdullahi

    January 12, 2018 at 12:23 pm

    Asc

  4. Cabdullahi

    January 12, 2018 at 12:31 pm

    Asc asxaabta kuli bahda filim side qaasatan kooshin koshin huuno adeer waxaa kaa qaldan fahamka filimada iyo taageerada tageero atooro kale waa u noqon kartaa isaga kaliya in guulesto ma ahan actarada kale waa kuwa jilaan fiican la yimaadaan ani amith pachan megstar big bb aan taagera isaga kaliya aa awood badan madhahaayi amirkhan waa atoore iskoor cusub layimaado salmankhan isaga iskoor loo dhawaan karin uu layimaada 1994 waxuu la yimid filim ka hadlaayo walaal jaceel wax walbo uu filimkaas layimaaday iskoor ilaa hada lataawan karin heestaa waqti xaadirka waxuu heestaa iskoor kale filimkis u danbeyo ganacsi wanaagsan uu wataa mana ahan muhiim in uu dhaafo pk iyo dangal marka 300 cor haduu dhaafay waa iskoor 2018 ciida fadriga filim macquul in uu 400 gaar waa lahuwaa sadax boqol dhaafayo adeer kooshin wax fahan