Mia Khalifa waa gabar 26 jir ah una dhalatay America waxay kamid tahay waqtigaan gabdhaha adduunka ugu caansan uguna shacbiyada balaaran sido kalena waa qof ka shaqeyaa arimaha Sports-ka iyo Tv-yada America baraha bulshadana caan ka ah.

Balse mar ayee ahed qof bulshada dhexdeeda aan sharaf ku leheen aadna loo necbana inkastoo wiilasha dhalinyarada jeclaayeen ee caalamka ku kala nool sababto ah waxay ahed atiriisho sameeysa aflaamta anshax-xumada ah.

Bishii October sanadkii 2014 Mia waxay ku biirtay shirkada filimada anshax-xumada sameyaan maadama.shaqadaas dooqeeda noqotay isla December waxayba noqotay gabadha loogu doonis badan yahay websites-yada aflaamtaas laga daawado dhanka Internet-ka.

Muslimiinta caalamka ayaa mar ku kaceen kadib markii ay soo bandhigtay muuqaal iyadoo Filim anshax-xuma ah sameeyneysa balse labiska haweenka muslimaadka ah xiran sida xijaabka midaasna waxay sharaf dhac u keeneys anago muslimiin ah waana lagu kacay gabadhaan.

Mudo 3 bilood kadib waxay go’aansatay inee iska dhaafto shaqadaan foosha xun Janaayo 2015 ayeena isaga tagtay shirkada sameeysa filimada anshax xumada waxayna iska raadsatat shaqooyin kale oo nadiif ah.

2018 shirkadaha filimadaas anshax-xumada sameyaan waxay sheegen in Mia kaalinta 2-aad kujirto gabadhaha Websites-yada Internet-ka laga baadi goobo iyadoo 3 sano kahor shaqadaas iska dhaaftay.

Bishii Aug ee aan soo dhaafnay sanadkaan waxay Mia sheegtay iney ka heshay lacag dhan $12,000 mudadii 3 bilood ay sameeyneysay aflaamta anshax xumada maantana wey ka qoomameysa sida ay sheegtay.

Waxay intaa ku dartay inee dadka aktooda sharaf ka weysay howshaas marke ku guda jirtay mana isku qalmaan ayee tiri Mia “3 bilood howshaa kujiray iyo lacagta aan ka helay sida ay u yareed” micnaha quruxdeeda ayee 3 bilood ragg ka iibineysa hadana $12k kaliya ayaa kasoo gashay sida hadalka ay udhigtay.

Qoys Muslim ah ayee kasoo jeeda asal ahaana waa reer Lubnan oo iyaga ayaaba ugu horeyeen dadka kasoo horjeesteen dhaqan xumadeedii hore balse Mia diinteeda islaamka wey bedelatay sida la sheegay oo kirishtaan ayee noqotay Waxayna qaadatay dhalasho marekan ah.

1 COMMENT

  1. M.A wll waxn aad iyo aad kugula talin laha inad horey usii socoto soo gudbinta hadalada aan warbaahin xitaa aaney sheegin guul,dhaqaale iyo shacbiyad wanagsan ayn ku rajeynaya.
    Thank,s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here