Waxaan dhawaan kasoo gudbnay 10-sano oo xiiso badan oo awooda atoorayaasha ku xeen daaban waxaana diirada saari doonaa Superstar Ajay Devgn iyo 10-ka sano ugu dambeesay (2010-19) maxaa u qabsoomay ama u hirgalay mudadaas madaama Devgn 30-sano ku dhawaan fanka ka dhex muuqdo awood ahaan.

Sida guud Ajay Devgn 23-filim uu sameeyay intii u dhaxeesay 2010 ilaa 2019 fadlan hoos kaga bogo lacagaha ay soo xareeyeen iyo natiijada ay la kulmeen:

1. Atithi Tum Kab Jaoge? (2010) – wuxuu soo xareeyay 29.07 Crore, Average

2. Raajneeti (2010) – wuxuu soo xareeyay 92.37 Crore, Super Hit

3. Once Upon A Time In Mumbaai (2010) – wuxuu soo xareeyay 58.26 Crore, Hit

4. Aakrosh (2010) – wuxuu soo xareeyay 13.07 Crore, Disaster

5. Golmaal 3 (2010) – wuxuu soo xareeyay 108.06 Crore, Blockbuster

6. Toonpur Ka Superrhero (2010) – wuxuu soo xareeyay 3.56 Crore, Disaster

7. Dil Toh Baccha Hai Ji (2011) – wuxuu soo xareeyay 28.21 Crore, Flop

8. Singham (2011) – wuxuu soo xareeyay 98.38 Crore, Super Hit

9. Rascals (2011) – wuxuu soo xareeyay 33.34 Crore, Flop

10. Tezz (2011) – wuxuu soo xareeyay 15.91 Crore, Disaster

11. Bol Bachchan (2012) – wuxuu soo xareeyay 100.05 Crore, Hit

12. Son Of Sardar (2012) – wuxuu soo xareeyay 88.68 Crore, Hit

13. Himmatwala (2013) – wuxuu soo xareeyay 42.47 Crore, Flop

14. Satyagraha (2013) – wuxuu soo xareeyay 55.08 Crore, Flop

15. Singham Returns (2014) – wuxuu soo xareeyay 140.15 Crore, Super Hit

16. Action Jackson (2014) – wuxuu soo xareeyay 57.44 Crore, Flop

17. Drishyam (2015) – wuxuu soo xareeyay 68.66 Crore, Average

18. Shivaay (2016) – wuxuu soo xareeyay 84.83 Crore, Below Average

19. Baadshaho (2017) – wuxuu soo xareeyay 65.77 Crore, Flop

20. Golmaal Again (2017) – wuxuu soo xareeyay 205.50 Crore, Blockbuster

21. Raid (2018) – wuxuu soo xareeyay 98.02 Crore, Hit

22. Total Dhamaal (2019) – wuxuu soo xareeyay 150.07 Crore, Hit

23. De De Pyaar De (2019) – wuxuu soo xareeyay 94.50 Crore, Semi Hit.

Wadarta guud aflaanta uu sameeyay – 23 filim

Wadarta guud lacagaha ay soo xareeyeen – 1,538.95 Crore

Cel celis ahaan halkii filim lacagaha uu keenay: 66.91 Crore ama 67 Crore.

Filimada HIT dhameestiran u noqdeen: 10-filim waxay ka dhigan tahay 43.47% filimadiisa HIT noqdeen.

Filimada u guuleesteen: 13-filim waxay ka dhigan tahay 56.52% filimadiisa guuleesteen

Filimada ka guul dareesteen: 10-filim waxay ka dhigan tahay 43.47% filimadiisa inay guul dareesteen.

Ajay ma uusan sameynin filim lacagaha ugu badan soo xareeyay hal sano 10-ka sano ee aan kasoo gudubnay micnaha ma uusan la imaanin Highest Grosser Of The Year.

Kala Saarida Natiijo Ahaan Ajay Aflaanta Uu Sameeyay 2010-19:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 2

Super Hit – 3

Hit – 5

Semi Hit – 1

Average – 2

Below Average – 1

Flop – 6

Disaster – 3

La Soco Akshay Kumar iyo 10-ka sano aan kasoo gudubnay 2010-19 waxa u qabsoomay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here