Waxaan dhawaan kasoo gudbnay 10-sano oo xiiso badan oo awooda atoorayaasha ku xeen daaban waxaana diirada saari doonaa Superstar Akshay Kumar iyo 10-ka sano ugu dambeesay (2010-19) maxaa u qabsoomay ama u hirgalay mudadaas madaama Devgn 30-sano ku dhawaan fanka ka dhex muuqdo awood ahaan.

Sida guud Akshay Kumar 34-filim uu sameeyay intii u dhaxeesay 2010 ilaa 2019 fadlan hoos kaga bogo lacagaha ay soo xareeyeen iyo natiijada ay la kulmeen:

1. Housefull (2010) – wuxuu soo xareeyay 72.24 Crore, Hit

2. Khatta Meetha (2010) – wuxuu soo xareeyay 39.13 Crore, Below Average

3. Action Replayy (2010) – wuxuu soo xareeyay 28.12 Crore, Flop

4. Tees Maar Khan (2010) – wuxuu soo xareeyay 60.57 Crore, Semi Hit

5. Patiala House (2011) – wuxuu soo xareeyay 32.81 Crore, Flop

6. Thank You (2011) – wuxuu soo xareeyay 45.03 Crore, Flop

7. Desi Boyz (2011) – wuxuu soo xareeyay 45.92 Crore, Flop

8. Housefull 2 (2012) – wuxuu soo xareeyay 111.79 Crore, Super Hit

9. Rowdy Rathore (2012) – wuxuu soo xareeyay 131.21 Crore, Blockbuster

10. Joker (2012) – wuxuu soo xareeyay 20.22 Crore, Disaster

11. OMG! Oh My God (2012) – wuxuu soo xareeyay 81.43 Crore, Super Hit

12. Khiladi 786 (2012) – wuxuu soo xareeyay 64.54 Crore, Average

13. Special 26 (2013) – wuxuu soo xareeyay 65.47 Crore, Semi Hit

14. Once Upon A Time In Mumbai – Dobaara! (2013) – wuxuu soo xareeyay 58.49 Crore, Flop

15. Boss (2013) – wuxuu soo xareeyay 49.89 Crore, Flop

16. Holiday (2014) – wuxuu soo xareeyay 112.44 Crore, Hit

17. Entertainment (2014) – wuxuu soo xareeyay 64.29 Crore, Flop

18. The Shaukeens (2014) – wuxuu soo xareeyay 18.34 Crore, Flop

19. Baby (2015) – wuxuu soo xareeyay 81.83 Crore, Average

20. Gabbar Is Back (2015) – wuxuu soo xareeyay 86.85 Crore, Semi Hit

21. Brothers (2015) – wuxuu soo xareeyay 70.65 Crore, Flop

22. Singh Is Bling (2015) – wuxuu soo xareeyay 71.07 Crore, Flop

23. Airlift (2016) – wuxuu soo xareeyay 123.46 Crore, Super Hit

24. Housefull 3 (2016) – wuxuu soo xareeyay 108.07 Crore, Hit

25. Rustom (2016) – wuxuu soo xareeyay 124.45 Crore, Super Hit

26. Jolly LLB 2 (2017) – wuxuu soo xareeyay 107.77 Crore, Hit

27. Toilet Ek Prem Katha (2017) – wuxuu soo xareeyay 132.07 Crore, Super Hit

28. Pad Man (2018) – wuxuu soo xareeyay 78.22 Crore, Below Average

29. Gold (2018) – wuxuu soo xareeyay 102.01 Crore, Average

30. 2.0 (2018) – wuxuu soo xareeyay 185.89 Crore, Super Hit

31. Kesari (2019) – wuxuu soo xareeyay 151.87 Crore, Hit

32. Mission Mangal (2019) – wuxuu soo xareeyay 192.67 Crre, Super Hit

33. Housefull 4 (2019) – wuxuu soo xareeyay 205.60 Crore, Super Hit

34. Good Newwz (2019) – wuxuu soo xareeyay 196.29 Crore, Super Hit.

Wadarta guud aflaanta uu sameeyay – 34 filim

Wadarta guud lacagaha ay soo xareeyeen – 3,120.07 Crore

Cel celis ahaan halkii filim lacagaha uu keenay: 91.78 Crore ama 67 Crore.

Filimada HIT dhameestiran u noqdeen: 15-filim waxay ka dhigan tahay 44.17% filimadiisa HIT noqdeen.

Filimada u guuleesteen: 21-filim waxay ka dhigan tahay 61.76% filimadiisa guuleesteen

Filimada ka guul dareesteen: 13-filim waxay ka dhigan tahay 38.23% filimadiisa inay guul dareesteen.

Akshay ma uusan sameynin filim lacagaha ugu badan soo xareeyay hal sano 10-ka sano ee aan kasoo gudubnay micnaha ma uusan la imaanin Highest Grosser Of The Year.

Kala Saarida Natiijo Ahaan Akshay Aflaanta Uu Sameeyay 2010-19:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 1

Super Hit – 9

Hit – 5

Semi Hit – 3

Average – 3

Below Average – 2

Flop – 10

Disaster – 1

La Soco Salman Khan iyo 10-ka sano aan kasoo gudubnay 2010-19 waxa u qabsoomay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here