Waxaan dhawaan kasoo gudbnay 10-sano oo xiiso badan oo awooda atirishooyinka ku xeen daaban waxaana diirada saari doonaa Super Star-da caanka ah Kareena Kapoor Khan iyo 10-ka sano ugu dambeesay (2010-19) maxaa u qabsoomay ama u hirgalay mudadaas madaama Kareena 20-ka sano ugu dambeesay fanka awood ku laheyd.

Sida guud Kareena Kapoor 17-filim ayay sameeyay intii u dhaxeesay 2010 ilaa 2019 fadlan hoos kaga bogo lacagaha ay soo xareeyeen iyo natiijada ay la kulmeen:

1. Milenge Milenge (2010) – wuxuu soo xareeyay 6.57 Crore, Flop

2. We Are Family (2010) – wuxuu soo xareeyay 21.77 Crore, Flop

3. Golmaal 3 (2010) – wuxuu soo xareeyay 108.06 Crore, Blockbuster

4. Bodyguard (2011) – wuxuu soo xareeyay 144.78 Crore, Blockbuster

5. Ra. One (2011) – wuxuu soo xareeyay 113.94 Crore, Hit

6. Ek Main Aur Ekk Tu (2012) – wuxuu soo xareeyay 40.10 Crore, Average

7. Agent Vinod (2012) – wuxuu soo xareeyay 43.94 Crore, Flop

8. Heroine (2012) – wuxuu soo xareeyay 33.82 Crore, Below Average

9. Talaash (2012) – wuxuu soo xareeyay 91.23 Crore, Semi Hit

10. Satyagraha (2013) – wuxuu soo xareeyay 55.08 Crore, Flop

11. Gori Tere Pyaar Mein (2013) – wuxuu soo xareeyay 14.01 Crore, Disaster

12. Singham Returns (2014) – wuxuu soo xareeyay 140.15 Crore, Super Hit

13. Bajrangi Bhaijaan (2015) – wuxuu soo xareeyay 315.49 Crore, All Time Blockbuster

14. Ki & Ka (2016) – wuxuu soo xareeyay 51.68 Crore, Semi Hit

15. Udta Punjab (2016) – wuxuu soo xareeyay 58.14 Crore, Average

16. Veere Di Wedding (2018) – wuxuu soo xareeyay 80.27 Crore, Hit

17. Good Newwz (2019) – wuxuu soo xareeyay 196.29 Crore, Super Hit.

Wadarta guud aflaanta ay sameesay – 17 filim

Wadarta guud lacagaha ay soo xareeyeen – 1,515.33 Crore

Cel celis ahaan halkii filim lacagaha uu keenay: 94.71 Crore.

Filimada HIT dhameestiran u noqdeen: 7-filim waxay ka dhigan tahay 41.17% filimadeeda HIT noqdeen.

Filimada u guuleesteen: 11-filim waxay ka dhigan tahay 64.70% filimadeeda guuleesteen.

Filimada ka guul dareesteen: 6-filim waxay ka dhigan tahay 35.29% filimadeeda inay guul dareesteen.

Kareena Kapoor labo sano ayay sameesay filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen 10-ka sano aan kasoo gudubnay waana 2011 (Bodyguard) iyo 2015 (Bajrangi Bhaijaan).

Kala Saarida Natiijo Ahaan Kareena Kapoor Khan Aflaanta Ay Sameesay 2010-19:

All Time Blockbuster – 1

Blockbuster – 2

Super Hit – 2

Hit – 2

Semi Hit – 2

Average – 2

Below Average – 1

Flop – 4

Disaster – 1

La Soco Kareena Deepika Padukone & 10-ka Sano Aan Kasoo Gudubay 2010-19 Waxa U Qabsoomay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here