Waxaan dhawaan kasoo gudbnay 10-sano oo xiiso badan oo awooda atirishooyinka ku xeen daaban waxaana diirada saari doonaa xidigta caanka ah Katrina Kaif iyo 10-ka sano ugu dambeesay (2010-19) maxaa u qabsoomay ama u hirgalay mudadaas madaama Katrina tan iyo bartimihii qarnigan fanka awood ku laheyd.

Sida guud Katrina Kaif 16-filim ayay sameeyay intii u dhaxeesay 2010 ilaa 2019 fadlan hoos kaga bogo lacagaha ay soo xareeyeen iyo natiijada ay la kulmeen:

1. Raajneeti (2010) – wuxuu soo xareeyay 92.37 Crore, Super Hit

2. Tees Maar Khan (2010) – wuxuu soo xareeyay 60.57 Crore, Semi Hit

3. Zindagi Na Milegi Dobara (2011) – wuxuu soo xareeyay 89.96 Crore, Hit

4. Mere Brother Ki Dulhan (2011) wuxuu soo xareeyay 57.40 Crore, Hit

5. Ek Tha Tiger (2012) – wuxuu soo xareeyay 186.14 Crore, Blockbuster

6. Jab Tak Hai Jaan (2012) – wuxuu soo xareeyay 101.59 Crore, Hit

7. Dhoom 3 (2013) – wuxuu soo xareeyay 260.63 Crore, All Time Blockbuster

8. Bang Bang (2014) – wuxuu soo xareeyay 141.06 Crore, Semi Hit

9. Phantom (2015) – wuxuu soo xareeyay 51.44 Crore, Flop

10. Fitoor (2016) – wuxuu soo xareeyay 16.85 Crore, Disaster

11. Baar Baar Dekho (2016) – wuxuu soo xareeyay 30.62 Crore, Flop

12. Jagga Jasoos (2017) – wuxuu soo xareeyay 52.61 Crore, Flop

13. Tiger Zinda Hai (2017) – wuxuu soo xareeyay 339 Crore, Blockbuster

14. Thugs Of Hindostan (2018) – wuxuu soo xareeyay 138.34 Crore, Flop

15. Zero (2018) – wuxuu soo xareeyay 88.74 Crore, Flop

16. Bharat (2019) – wuxuu soo xareeyay 197.34 Crore, Semi Hit.

Wadarta guud aflaanta ay sameesay – 16 filim

Wadarta guud lacagaha ay soo xareeyeen – 1,904.66 Crore

Cel celis ahaan halkii filim lacagaha uu keenay: 119 Crore.

Filimada HIT dhameestiran u noqdeen: 7-filim waxay ka dhigan tahay 43.75% filimadeeda HIT noqdeen.

Filimada u guuleesteen: 10-filim waxay ka dhigan tahay 62.5% filimadeeda guuleesteen.

Filimada ka guul dareesteen: 6-filim waxay ka dhigan tahay 37.7% filimadeeda inay guul dareesteen.

Katrina Kaif labo sano ayay sameesay filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen 10-ka sano aan kasoo gudubnay waana 2012 (Ek Tha Tiger) iyo 2013 (Dhoom 3).

Kala Saarida Natiijo Ahaan Katrina Kaif Aflaanta Ay Sameesay 2010-19:

All Time Blockbuster – 1

Blockbuster – 2

Super Hit – 1

Hit – 3

Semi Hit – 2

Average – 0

Below Average – 0

Flop – 5

Disaster – 1

La Soco Kareena Kapoor Khan & 10-ka Sano Aan Kasoo Gudubay 2010-19 Waxa U Qabsoomay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here